{"id":412921,"date":"2020-02-01T18:21:54","date_gmt":"2020-02-01T15:21:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=412921"},"modified":"2020-02-01T18:21:54","modified_gmt":"2020-02-01T15:21:54","slug":"golaha-aqalka-sare-oo-ka-dooday-hindise-sharciyeedka-doorashooyinka-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-aqalka-sare-oo-ka-dooday-hindise-sharciyeedka-doorashooyinka-qaranka\/","title":{"rendered":"Golaha Aqalka Sare oo ka dooday Hindise sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Xubnaha Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulankooda 34aad ee kalfadhiga 6aad ayaa waxaa shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare\u00a0 Cabdi Xaashi Cabdullaahi, iyadoo ay goob joog ahaayeen Guddomiye Ku-xigeenka 1aad\u00a0 Aqalka Sare Senatar Abshir Maxamed Axmed iyo Guddomiye Ku-xigeenka 2aad Golaha Aqalka Sare ee Senatar Mowlid Xuseen Guhaad.<\/p>\n<p>Ajendaha kulanka ayaa ahaa ka doodista Akhrintii 2aad ee Hindise-sharciyeedka Dooroshooyinka Qaranka\u00a0 heer Federaal.<\/p>\n<p>Xubnaha Golaha Aqalka Sare ayaa gudagalay ka doodista qodobada Hindise Sharciyeed Dooroshooyinka Qaranka\u00a0 heer Federaal, iyagoo fikirkooda ka dhiibtay, soona jeediyay in la caddeeyo qoondada haweenka ee 30% si kaalinta dumarka ay u noqoto mid muuqato, isla markaana aysan noqon mid gor gortan gasha.<\/p>\n<p>Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa baaq u jeediyay siyaasiyiinta, waxgaradka iyo qaybaha bulshada Galmudug in ay xaaladda dajiyaan isla markaana ay ka shaqeeyaan dhismaha dowlad goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Xubnaha Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulankooda 34aad ee kalfadhiga 6aad ayaa waxaa shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare\u00a0 Cabdi Xaashi Cabdullaahi, iyadoo ay goob joog ahaayeen Guddomiye Ku-xigeenka 1aad\u00a0 Aqalka Sare Senatar Abshir Maxamed Axmed iyo Guddomiye Ku-xigeenka 2aad Golaha Aqalka Sare ee Senatar Mowlid Xuseen Guhaad. Ajendaha kulanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":8,"featured_media":407961,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-412921","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412921","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/8"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=412921"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412921\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":412922,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412921\/revisions\/412922"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/407961"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=412921"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=412921"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=412921"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}