{"id":412789,"date":"2020-01-31T09:28:29","date_gmt":"2020-01-31T06:28:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=412789"},"modified":"2020-01-31T09:28:58","modified_gmt":"2020-01-31T06:28:58","slug":"saddex-carruur-ah-oo-ku-dhimatay-baraag-ku-taalla-miyiga-shilaabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/saddex-carruur-ah-oo-ku-dhimatay-baraag-ku-taalla-miyiga-shilaabo\/","title":{"rendered":"Saddex Carruur ah oo ku dhimatay Baraag ku taalla Miyiga Shilaabo"},"content":{"rendered":"<p>Shilaabo-Itoobiya-(SONNA)- Saddex Carruur ah oo ay Laba ka mid ah Walaalo ahaayeen ayaa Shalayto ku dhimatay Baraag ay Biyo ku jiraan oo ku taalla degaanka Laasa-Caanood oo ka tirsan Degmada Shilaabo ee Dhulka Soomaalida Itoobiya.<\/p>\n<p>Ilamahan oo dhammaantood Wiilal ahaa ayaa lagu kala Magacaabi jiray, Xongor Iraad Cabdi Diini oo 7 Jir ahaa, Jaamac Iraad Cabdi Diini oo 6 Jir ahaa iyo Saadaq Dhuxul Cali Cabdi Diini oo isna\u00a0 4 jir ahaa.<\/p>\n<p>Carruurtan oo kasoo jeeda Qoys reer Miyi ah ayaa la sheegay in ay la joogeen Nirgo Geela laga reebay xilligii ay Baraagta ku dhacayeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shilaabo-Itoobiya-(SONNA)- Saddex Carruur ah oo ay Laba ka mid ah Walaalo ahaayeen ayaa Shalayto ku dhimatay Baraag ay Biyo ku jiraan oo ku taalla degaanka Laasa-Caanood oo ka tirsan Degmada Shilaabo ee Dhulka Soomaalida Itoobiya. Ilamahan oo dhammaantood Wiilal ahaa ayaa lagu kala Magacaabi jiray, Xongor Iraad Cabdi Diini oo 7 Jir ahaa, Jaamac Iraad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":412790,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-412789","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412789","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=412789"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412789\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":412791,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412789\/revisions\/412791"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/412790"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=412789"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=412789"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=412789"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}