{"id":412750,"date":"2020-01-30T11:35:39","date_gmt":"2020-01-30T08:35:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=412750"},"modified":"2020-01-30T11:35:54","modified_gmt":"2020-01-30T08:35:54","slug":"wasiirka-ganacsiga-iyo-madaxda-baanka-adduunka-oo-ka-wada-hadlay-horumarinta-ganacsiga-soomaaliyasawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-ganacsiga-iyo-madaxda-baanka-adduunka-oo-ka-wada-hadlay-horumarinta-ganacsiga-soomaaliyasawirro\/","title":{"rendered":"Wasiirka ganacsiga iyo madaxda Baanka Adduunka oo ka wada hadlay horumarinta ganacsiga Soomaaliya+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Inj; Cabdullaahi Cali Xasan oo Muqdisho kula kulmay madaxda Baanka Adduunka u qaabbilsan Soomaalisiddii ayaa waxay ka wada hadleen sidii kor looggu qaadi lahaa ganacsiga iyo sidii loo abuuri lahaa mashaariic lagu horumarinaayo ganacsatada Dalka.<\/p>\n<p>Wasiirka iyo madaxda Baanka Adduunka waxay hoosta ka xarriiqeen in loo baahan yahay horumarinta awoodda, jiritaanka iyo hal-abuurka ganacsiga Soomaaliya, iyada oo loo marayo hababka casriga ah ee loo horumariyo ganacsiyada Adduunka (Digital Uplift Project). (SCALED-UP).<\/p>\n<p>Inj; Cabdullaahi Cali Xasan oo uu wehelinaayay\u00a0,Axmed Cilmi Muxumed oo ah la taliye sare oo ka tirsan Wasaaradda ganacsiga iyo Warshadaha JFS, ayaa madaxda Baanka Adduunka uga mahad-celiyey kulankan qiimaha badan, waxayna isku Af-garteen in si wada-jir ah looga shaqeeyo horumarinta ganacsiga Soomaaliya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-412753 \" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/W1.jpg\" alt=\"\" width=\"1007\" height=\"755\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/W1.jpg 680w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/W1-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1007px) 100vw, 1007px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-412754 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/W2-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1008\" height=\"756\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/W2-1.jpg 1008w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/W2-1-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/W2-1-768x576.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 1008px) 100vw, 1008px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-412755 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/W3.jpg\" alt=\"\" width=\"1008\" height=\"756\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/W3.jpg 1008w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/W3-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/W3-768x576.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 1008px) 100vw, 1008px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Inj; Cabdullaahi Cali Xasan oo Muqdisho kula kulmay madaxda Baanka Adduunka u qaabbilsan Soomaalisiddii ayaa waxay ka wada hadleen sidii kor looggu qaadi lahaa ganacsiga iyo sidii loo abuuri lahaa mashaariic lagu horumarinaayo ganacsatada Dalka. Wasiirka iyo madaxda Baanka Adduunka waxay hoosta ka xarriiqeen in loo baahan yahay horumarinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":412752,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-412750","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412750","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=412750"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412750\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":412756,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412750\/revisions\/412756"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/412752"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=412750"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=412750"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=412750"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}