{"id":412539,"date":"2020-01-27T14:16:42","date_gmt":"2020-01-27T11:16:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=412539"},"modified":"2020-01-27T14:16:42","modified_gmt":"2020-01-27T11:16:42","slug":"maamulka-g-hiiraan-oo-faah-faahiyey-dadka-uu-soo-ritey-cudurka-shuban-biyoodka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulka-g-hiiraan-oo-faah-faahiyey-dadka-uu-soo-ritey-cudurka-shuban-biyoodka\/","title":{"rendered":"Maamulka G\/Hiiraan oo faah faahiyey dadka uu soo ritey cudurka Shuban Biyoodka"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka gobolka Hiiraan ayaa waxa ay faah faahin Guud ka bixiyeen Cudurka Shuban Biyoodka oo ka dilaacey Magaalaada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan,kuwaas oo la dhigey Isbitaalka Magaaladaas.<\/p>\n<div>Guddoomiye ku xigeenka dhinaca Arrimaha Bulshada Goolka Hiiraan Sheekh Xuseen Cismaan Cali ayaa sheegay in cudurka Shuban biyoodka uu sabab u yahay fatahaada uu sameeyey Wabiga shabeelle maadaama dadka ay muddo barakac uga maqnaayeen magaalada.<\/p>\n<\/div>\n<div>Waxa uu sheegay gudoomiyaha in uu booqdey Isbitaalka weyn ee magalada Baladweyne isla markaana uu kusoo arkay in 45 ruux oo cudurkasi soo retay kuwaa oo xaladooda Caafimaad lala tacaalayo<\/p>\n<\/div>\n<div>Waxa ugu dambeyn sheegay Maamulka Gobalka Hiiraan ay diyaarinayaan meelo gaar ah oo loogu tala galay in dadka lagu daweeyo dadka cudurka soo ritay maamulkana sigaar ah ay uga warqabaan.<\/div>\n<div><\/div>\n<div><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-412540\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/shuban3.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/shuban3.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/shuban3-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-412541\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/shuban2.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"522\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/shuban2.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/shuban2-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-412542\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/shuban1.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/shuban1.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/shuban1-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka gobolka Hiiraan ayaa waxa ay faah faahin Guud ka bixiyeen Cudurka Shuban Biyoodka oo ka dilaacey Magaalaada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan,kuwaas oo la dhigey Isbitaalka Magaaladaas. Guddoomiye ku xigeenka dhinaca Arrimaha Bulshada Goolka Hiiraan Sheekh Xuseen Cismaan Cali ayaa sheegay in cudurka Shuban biyoodka uu sabab u yahay fatahaada uu sameeyey Wabiga shabeelle [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":412541,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-412539","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412539","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=412539"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412539\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":412543,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412539\/revisions\/412543"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/412541"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=412539"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=412539"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=412539"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}