{"id":412508,"date":"2020-01-26T22:01:49","date_gmt":"2020-01-26T19:01:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=412508"},"modified":"2020-01-26T22:02:43","modified_gmt":"2020-01-26T19:02:43","slug":"guddoomiyaha-golaha-shacabka-ee-bfs-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-oo-lagu-soo-dhaweeyay-burkinafasosawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-ee-bfs-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-oo-lagu-soo-dhaweeyay-burkinafasosawirro\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Burkinafaso+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONANA) Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Dalka Burkina-faso waxaa Garoonka Diyaaradaha Magaaladda Ouagadougou (Wagadhugu) ee Caasimadda Dalkaasi kusoo dhoweeyay mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda Dalkaasi oo uu ugu horeeyo Guddoomiyaha Baarlamaanka ee Dalka Purkina Faso iyo xubno kale oo Baarlamaanka Dalkan ka tirsan.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo dhigiisa Dalka Purkina Faso Alassane Baka Sadand\u00e9 oo shir jaraa\u2019id ku qabtay qeybta nasashada ee garoonka diyaaradaha ee Magaaladda Ouagadougou (Wagadhugu) ayaa guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan waxa guud ahaan madaxda Dalka Purkina Faso gaar ahaan guddoonka Baarlamaanka ee dalkan uga mahad celiyay soo dhoweynta wanaagsan ee ay u sameeyeen isaga iyo wafdigiisa ,waxaana uu sheegay in mudada ay joogaan kaga geli doonaan kalfadhiga 15-aad ee Midowga Baarlamaanada Dowladaha Islaamka oo sanadkan ay marti gelineyso dowladda Purkina Faso,Sidoo kalena shirkan uu Soomaaliya muhiimad gaar ah u leeyahay.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Baarlamaanka Ee Dalkan Purkina Faso Alassane Baka Sakand\u00e9 ayaa dhankiisa Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo wafdigiisa kusoo dhoweeyay Dalka Purkina faso waxa uuna sheegay in ka dowlad ahaan ay sharaf u tahay in wafdi Soomaaliya ka socda ay dalkooda kusoo dhoweeyaan.<\/p>\n<p>Maalinta beri haduu Alle idmo Waxaan Dalkan ku yaala galbeedka Afrika ee Purkina Faso Caasimadiisa Ouagadougou (Wagadhugu) ka furmi doona kalfadhiga 15-aad ee Midowga Baarlamaanada Dowlaha Islaamka oo sanadkiiba mar la qabto.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-412511\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/IMG-20200126-WA0088-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/IMG-20200126-WA0088-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/IMG-20200126-WA0088-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/IMG-20200126-WA0088-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/IMG-20200126-WA0088.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-412512\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/IMG-20200126-WA0087-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/IMG-20200126-WA0087-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/IMG-20200126-WA0087-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/IMG-20200126-WA0087-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/IMG-20200126-WA0087.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-412514\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/IMG-20200126-WA0086-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/IMG-20200126-WA0086-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/IMG-20200126-WA0086-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/IMG-20200126-WA0086-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/IMG-20200126-WA0086.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-412515\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/IMG-20200126-WA0085-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/IMG-20200126-WA0085-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/IMG-20200126-WA0085-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/IMG-20200126-WA0085-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/IMG-20200126-WA0085.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONANA) Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Dalka Burkina-faso waxaa Garoonka Diyaaradaha Magaaladda Ouagadougou (Wagadhugu) ee Caasimadda Dalkaasi kusoo dhoweeyay mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda Dalkaasi oo uu ugu horeeyo Guddoomiyaha Baarlamaanka ee Dalka Purkina Faso iyo xubno kale oo Baarlamaanka Dalkan ka tirsan. Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":412512,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-412508","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412508","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=412508"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412508\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":412518,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412508\/revisions\/412518"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/412512"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=412508"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=412508"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=412508"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}