{"id":412455,"date":"2020-01-25T15:03:25","date_gmt":"2020-01-25T12:03:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=412455"},"modified":"2020-01-25T15:07:45","modified_gmt":"2020-01-25T12:07:45","slug":"maamulka-rugta-ganacsiga-gobolka-banaadir-oo-la-kala-diray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulka-rugta-ganacsiga-gobolka-banaadir-oo-la-kala-diray\/","title":{"rendered":"Maamulka Rugta Ganacsiga Gobolka Banaadir oo la kala diray"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS ayaa manta \u00a0amar lagu kala dirayo maamulka \u00a0Rugtii Ganacsiga ee Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Nuqul ka mid ah qoraalkasi oo soo gaaray Wakaaladda Wararka Qaranka ,isla markaana uu ku saxiixnaa wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cali Xasan ayaa lagu sheegay in sababaha lagu kala diray maamulkaasi ay ka dhalatay magacaabistii maamulka Rugta Ganacsiga gobolka Banaadir.<br \/>\nWaxaa sidoo kale lagu sheegay qoraalka in dhawaan wasaaradda, Gobolka Banaadir iyo Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed oo la tashanaya ganacsataa gobolka ay soo magacaabi doonaan maamulka rugta ganacsiga gobolka Banaadir.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS ayaa manta \u00a0amar lagu kala dirayo maamulka \u00a0Rugtii Ganacsiga ee Gobolka Banaadir. Nuqul ka mid ah qoraalkasi oo soo gaaray Wakaaladda Wararka Qaranka ,isla markaana uu ku saxiixnaa wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cali Xasan ayaa lagu sheegay in sababaha lagu kala diray maamulkaasi ay ka dhalatay magacaabistii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":412456,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-412455","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412455","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=412455"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412455\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":412460,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412455\/revisions\/412460"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/412456"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=412455"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=412455"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=412455"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}