{"id":412393,"date":"2020-01-24T19:05:26","date_gmt":"2020-01-24T16:05:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=412393"},"modified":"2020-01-24T19:05:26","modified_gmt":"2020-01-24T16:05:26","slug":"wasiirka-warfaafinta-xfs-oo-ka-tacsiyadeeyey-geerida-fanaanka-soomaaliyeed-ee-daauud-cali-masxaf","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-warfaafinta-xfs-oo-ka-tacsiyadeeyey-geerida-fanaanka-soomaaliyeed-ee-daauud-cali-masxaf\/","title":{"rendered":"Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaanka Soomaaliyeed ee Daa&#8217;uud Cali Masxaf"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho(SONNA) <\/strong>Allaha u naxriistee waxaa magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Itoobiya ku geeriyooday fanaankii Soomaaliyeed Daa&#8217;uud Cali Masxaf oo mudooyinkii ugu dambeeyey ku xanuunsanayay dalka Itoobiya.<\/p>\n<p>Sida uu Wakaaladda wararka (SONNA) Afhayeenka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Ismaaciil Mukhtaar Cumar(Oranjo) &#8220;Inaa Lilaahi wa Inaa Ileyhi Raajicuun, Allaha u naxariisto waxaa hadda isoo gaartay geerida Fanaanka Caanka ah Daa&#8221;uud Cali Masxaf oo muddooyinkaan ku noolaa magaalada Jigjiga ee Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya&#8221;. ayuu yir Ismaaciil Oranjo.<\/p>\n<p>Dhanka kale wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed ka tacsiyadeyeey geeriada Alfanaan Daa&#8217;uud Cali Masxaf oo ka tirsanaa Hobalada Qaranka ee Waaberi ayaa eebe uga baryay in uu janadii Fardowso uu ka waraabiyo.<\/p>\n<p>Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa si gaar ah uga tacsiyadeyeey Hobalada Qaranka ee Waaberi oo uu ka tirsana aiyo guud ahaan umadda Soomaaliyeed gaar ahaan eheladiisa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA) Allaha u naxriistee waxaa magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Itoobiya ku geeriyooday fanaankii Soomaaliyeed Daa&#8217;uud Cali Masxaf oo mudooyinkii ugu dambeeyey ku xanuunsanayay dalka Itoobiya. Sida uu Wakaaladda wararka (SONNA) Afhayeenka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Ismaaciil Mukhtaar Cumar(Oranjo) &#8220;Inaa Lilaahi wa Inaa Ileyhi Raajicuun, Allaha u naxariisto waxaa hadda isoo gaartay geerida Fanaanka Caanka ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":412398,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-412393","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412393","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=412393"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412393\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":412400,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412393\/revisions\/412400"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/412398"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=412393"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=412393"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=412393"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}