{"id":412390,"date":"2020-01-24T15:57:16","date_gmt":"2020-01-24T12:57:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=412390"},"modified":"2020-01-24T15:57:16","modified_gmt":"2020-01-24T12:57:16","slug":"xiisado-ka-taagnaa-deegaanno-ka-tirsan-galmudub-oo-la-soo-afjaray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xiisado-ka-taagnaa-deegaanno-ka-tirsan-galmudub-oo-la-soo-afjaray\/","title":{"rendered":"Xiisado ka taagnaa deegaanno ka tirsan Galmudub oo la soo afjaray"},"content":{"rendered":"<p>Abaanduulaha Qaybta 21,aad\u00a0 ee ciidamada ogga Gaashaanle Aadan<br \/>\nSiyaad Cabdi iyo saraakiil kale oo ay wehliyaan waxgarad ka soo kala<br \/>\njeeda laba \u00a0dhinac ,ayaa manta gaaray heshiis lagu xallinaayey muran dhul<\/p>\n<p>Oo muddooyinkan ka taagnaa deegaanno ka mid ah Galmudug.<\/p>\n<p>Nabadoon Cabdirisaaq Shaacuur Xuseen (Shuuke) iyo Nabadoon Maxamed<br \/>\nDaahir ayaa si wada jir ah iyagoo taagan dhulkii laga gaaray heshiiska<br \/>\nmaanta waxaa ay la wadaageen warbaahinta qaranka xalka\u00a0 ay wada<br \/>\ngaareen.<br \/>\nGaba gabadii ayaa Amaanduulaha Qaybta 21,aad\u00a0 Gaashaanle Aadan Siyaad<br \/>\nCabdi ayaa oga mahad ceshay odayaasha labada dhinac eeheshiis ka<br \/>\ngaaray.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Abaanduulaha Qaybta 21,aad\u00a0 ee ciidamada ogga Gaashaanle Aadan Siyaad Cabdi iyo saraakiil kale oo ay wehliyaan waxgarad ka soo kala jeeda laba \u00a0dhinac ,ayaa manta gaaray heshiis lagu xallinaayey muran dhul Oo muddooyinkan ka taagnaa deegaanno ka mid ah Galmudug. Nabadoon Cabdirisaaq Shaacuur Xuseen (Shuuke) iyo Nabadoon Maxamed Daahir ayaa si wada jir ah iyagoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":412391,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-412390","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412390","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=412390"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412390\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":412392,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412390\/revisions\/412392"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/412391"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=412390"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=412390"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=412390"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}