{"id":412319,"date":"2020-01-23T09:46:28","date_gmt":"2020-01-23T06:46:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=412319"},"modified":"2020-01-23T09:46:46","modified_gmt":"2020-01-23T06:46:46","slug":"shirka-amniga-gobolka-banaadir-oo-looga-hadlay-barnaamijka-bulsho-bile","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirka-amniga-gobolka-banaadir-oo-looga-hadlay-barnaamijka-bulsho-bile\/","title":{"rendered":"Shirka amniga Gobolka Banaadir oo looga hadlay Barnaamijka Bulsho bile"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Xalay oo Khamiis ahayd yeeshay kulan Todobaadle ah oo inta badan lagu gorfeeyo arrimaha ammaanka, soo celinta bilicda Caasimadda iyo is-dhexgalka Bulshada.<\/p>\n<p>Kulanka oo ay goobjoog ahaayeen Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish), madaxda Degmooyinka iyo Agaasimayaal ayaa lagu falanqeeyay sidii loo dar-dar gelin lahaa amniga iyo nadaafadda Caasimadda.<\/p>\n<p>Shirka ayaa sidoo kale waxaa looga hadlay Barnaamij lagu Magacaabo Bulsho Bile oo loogu tala galay is dhex galka Bulshada iyo dhiirri-gelinta hal-abuurka Shacabka ku dhaqan Caasimadda Dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Xalay oo Khamiis ahayd yeeshay kulan Todobaadle ah oo inta badan lagu gorfeeyo arrimaha ammaanka, soo celinta bilicda Caasimadda iyo is-dhexgalka Bulshada. Kulanka oo ay goobjoog ahaayeen Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish), madaxda Degmooyinka iyo Agaasimayaal ayaa lagu falanqeeyay sidii loo dar-dar gelin lahaa amniga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":412320,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-412319","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412319","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=412319"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412319\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":412321,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412319\/revisions\/412321"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/412320"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=412319"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=412319"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=412319"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}