{"id":412062,"date":"2020-01-21T14:19:14","date_gmt":"2020-01-21T11:19:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=412062"},"modified":"2020-01-21T19:29:17","modified_gmt":"2020-01-21T16:29:17","slug":"taliyaha-ciidanka-booliiska-soomaaliyeed-oo-sheegay-in-la-helay-amaal-nuur-cusmaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliyaha-ciidanka-booliiska-soomaaliyeed-oo-sheegay-in-la-helay-amaal-nuur-cusmaan\/","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo Sheegay in la helay Amaal Nuur Cusmaan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230; Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S\/gaas Cabdi Xasan Maxamed {Xijaar} ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in ay heleen Amaal Nuur Cusmaan oo ka maqnayd hooyo Amran Xayle.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa sheegay in gabadhaas la helay islamarkaana aysan jirin wax dhibaato ah oo loo geystay waxaana uu sheegay in gabdhaas ay gacanta ku haayeen Hay\u2019ad Gabdhaha Xanaaneyso oo Ka howl gasho Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>S\/gaas Cabdi Xasan Maxamed {Xijaar} ayaa sheegay in gabdha ay ku jirto gacan amni ah waxa uuna sheegay gabdha in ay tahay 18 jir waxa uuna xisay in ciidamada Booliiska Soomaaliyeed la damqanayeen\u00a0 Xanuunka ay dareemaysay hooyo Amran Xayle.<\/p>\n<p>Ciidanka Booliiska ayaa ka dhabeeyey balanqaadkoodii ahaa in ay dadaal xoogan ku bixin doonaan sidii loo heli haa Amaal Nuur Cusmaan oo ka maqneyd waalidiinteeda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230; Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S\/gaas Cabdi Xasan Maxamed {Xijaar} ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in ay heleen Amaal Nuur Cusmaan oo ka maqnayd hooyo Amran Xayle. Taliyaha ayaa sheegay in gabadhaas la helay islamarkaana aysan jirin wax dhibaato ah oo loo geystay waxaana uu sheegay in gabdhaas ay gacanta ku haayeen Hay\u2019ad Gabdhaha Xanaaneyso [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":412096,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-412062","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412062","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=412062"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412062\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":412066,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412062\/revisions\/412066"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/412096"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=412062"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=412062"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=412062"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}