{"id":412037,"date":"2020-01-19T09:40:33","date_gmt":"2020-01-19T06:40:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=412037"},"modified":"2020-01-21T13:47:37","modified_gmt":"2020-01-21T10:47:37","slug":"cristiano-ronaldo-oo-guul-ku-hoggaamiyay-juventus-kaddib-markii-ay-ka-adkaadeen-kooxda-parma","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/cristiano-ronaldo-oo-guul-ku-hoggaamiyay-juventus-kaddib-markii-ay-ka-adkaadeen-kooxda-parma\/","title":{"rendered":"Cristiano Ronaldo oo guul ku hoggaamiyay Juventus kaddib markii ay ka adkaadeen kooxda Parma\u2026"},"content":{"rendered":"<p><strong>Turin(SONNA)-.\u00a0<\/strong>Juventus ayaa guul ay u baahneyd kaga gaartay kooxda Parma garoonka Allianz, kaddib markii ay kaga adkaatay 2-1, kulan ka tirsanaa horyaalka Serie A ee dalka Talyaaniga.<\/p>\n<p>Qeybta hote ee ciyaarta ayaa lagu kala maray 1-0 ay ku hoggaamineysay kooxda martida loo ahaa ee Juventus.<\/p>\n<p>Daqiiqadii 43-aad Juventus ayaa hoggaanka u qabatay ciyaarta waxaana 1-0 ka dhigay weeraryahanka reer Portugal ee Cristiano Ronaldo.<\/p>\n<p>Qeybta labaad marka dib leysugu soo laabtay labada dhinac ayaa waxay sameeyeen qaab ciyaareed aad u fiican, iyagoo abuuray fursado badan ee goolal loo filan karay.<\/p>\n<p>Daqiiqadii 55-aad kooxda Parma ayaa heshay goolka bar-bardhaca, waxaana dheesha 1-1 ka dhigay Andreas Cornelius, kaddib markii uu goolkan ka caawiyay saaxiibkiis Matteo Scozzarella.<\/p>\n<p>Laakiin daqiiqadii 58-aad Juventus ayaa markale la wareegtay hoggaanka ciyaarta kaddib markii uu Cristiano Ronaldo ka dhigay 2-1, waxaana goolkan ka caawiyay saaxiibkiis Paulo Dybala.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii ciyaarta ayaa waxay ku soo dhamaatay 2-1 ay Juventus kaga adkaatay kooxda Parma oo marti ugu aheyd Allianz Stadium.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Turin(SONNA)-.\u00a0Juventus ayaa guul ay u baahneyd kaga gaartay kooxda Parma garoonka Allianz, kaddib markii ay kaga adkaatay 2-1, kulan ka tirsanaa horyaalka Serie A ee dalka Talyaaniga. Qeybta hote ee ciyaarta ayaa lagu kala maray 1-0 ay ku hoggaamineysay kooxda martida loo ahaa ee Juventus. Daqiiqadii 43-aad Juventus ayaa hoggaanka u qabatay ciyaarta waxaana 1-0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":412038,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85],"tags":[],"class_list":{"0":"post-412037","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412037","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=412037"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412037\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":412039,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412037\/revisions\/412039"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/412038"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=412037"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=412037"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=412037"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}