{"id":412033,"date":"2020-01-20T08:00:53","date_gmt":"2020-01-20T05:00:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=412033"},"modified":"2020-01-21T13:43:29","modified_gmt":"2020-01-21T10:43:29","slug":"cristaino-ronaldo-wuxuu-awoodaa-inuu-xaliyo-100-dhibaato-ee-kooxda-juventus-ah-maurizio-sarri","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/cristaino-ronaldo-wuxuu-awoodaa-inuu-xaliyo-100-dhibaato-ee-kooxda-juventus-ah-maurizio-sarri\/","title":{"rendered":"\u201cCristaino Ronaldo wuxuu awoodaa inuu xaliyo 100 dhibaato ee kooxda Juventus ah\u201d \u2013 Maurizio Sarri."},"content":{"rendered":"<p><strong>Turin(SONNA)-\u00a0<\/strong>Macalinka kooxda kubadda cagta Juventus ee Maurizio Sarri ayaa sheegay in weeraryahankiisa reer Portugal ee Cristaino Ronaldo uu awood u leeyahay inuu xaliyo 100 dhibaato ee kooxda Juventus ah.<\/p>\n<p>Cristiano Ronaldo ayaa xalay guul ku hoggaamiyay kooxdiisa Juventus kaddib markii ay kaga adkaadeen kooxda Parma 2-1, xilli labada goolba uu isaga dhaliyay, kulan ka tirsanaa horyaalka Serie A ee dalka Talyaaniga.<\/p>\n<p>Laakiin macalinka reer Talyaani ee Maurizio Sarri ayaa u muuqda midaan ku faraxsaneyn qaab ciyaareedka kooxdiia Juventus ay ku hor sameysay xalay naadiga Parma, in kastoo ay ka heleen saddexda dhibcood, waxayna haatan 4 dhibcood kaga hoggaaminayaan InterMilan.<\/p>\n<p>Haddaba Maurizio Sarri ayaa kaddib ciyaarta wuxuu la hadlay shabakada \u201cSky Sport\u201d wuxuuna yiri:<\/p>\n<p>\u201cWaxaa jiray xoogaa farqiyo ah oo noo dhexeeya annaga iyo iyaga, laakiin guud ahaan waxaan isku dayeynaa inaan horumar sameyno\u201d<\/p>\n<p>\u201cWaxaa helnay fursado dhowr ah oo aan ciyaarta ku dhammeyn karnay xilli hore laakiin sidaas ma aanan sameynin, waana wax iska caadi ah in Parma ay dhibaatooyin nagu sameyso\u201d.<\/p>\n<p>Intaas kaddib Maurizio Sarri ayaa wuxuu ka hadlay bandhigii uu xalay sameeyay Cristaino Ronaldo iyo haddii uu kooxdiisa ku heysto xiddig isaga la mid ah wuxuuna yiri:<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Turin(SONNA)-\u00a0Macalinka kooxda kubadda cagta Juventus ee Maurizio Sarri ayaa sheegay in weeraryahankiisa reer Portugal ee Cristaino Ronaldo uu awood u leeyahay inuu xaliyo 100 dhibaato ee kooxda Juventus ah. Cristiano Ronaldo ayaa xalay guul ku hoggaamiyay kooxdiisa Juventus kaddib markii ay kaga adkaadeen kooxda Parma 2-1, xilli labada goolba uu isaga dhaliyay, kulan ka tirsanaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":412035,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85],"tags":[],"class_list":{"0":"post-412033","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412033","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=412033"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412033\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":412036,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412033\/revisions\/412036"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/412035"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=412033"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=412033"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=412033"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}