{"id":412029,"date":"2019-12-07T09:00:47","date_gmt":"2019-12-07T06:00:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=412029"},"modified":"2020-01-21T12:53:24","modified_gmt":"2020-01-21T09:53:24","slug":"xulkeenna-soomaaliya-oo-kulankiisa-furintaanka-tartanka-cecafa-senior-challenge-maanta-wajahaya-jabuuti","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xulkeenna-soomaaliya-oo-kulankiisa-furintaanka-tartanka-cecafa-senior-challenge-maanta-wajahaya-jabuuti\/","title":{"rendered":"Xulkeenna Soomaaliya oo kulankiisa furintaanka tartanka Cecafa Senior Challenge maanta wajahaya Jabuuti"},"content":{"rendered":"<p><strong>Lugogo(SONNA)-<\/strong>Xulkeena qaranka Soomaaliya ayaa maanta dheeli doona kulankiisa ugu horreeya ee tartanka Cecafa Senior Challange Cup, isagoo wajahay xulka Jabuuti.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa ah mid aad u xiiso badan maadaama labadan dal ee dariska ah uu waddan waliba doonayo inuu guul ku furto tartanka Cecafa.<\/p>\n<p>Xiddigaha Ocean Stars ayaa badi laga keenay dalka dibaddiisa, halka afar ciyaartoy laga waday horyaalka Somali Premier League, taasoo kuu muujinaysa in sanadkan xulka aad loo adkeyay.<\/p>\n<p>Labadan xul sanadkan guddihiisa ayey kulan saaxiibtinnimo wada dheeleen, waxaana 1-0 ku badisay xulka Jabuuti, waxaana kulankooda maanta uu ka dhacayaa garoonka\u00a0KCCA Startimes\u00a0halka la yiraahdo Lugogo ee dalka Uganda.<\/p>\n<p><strong>Ogeysiis Ciyaarta:<\/strong><\/p>\n<p><strong>Tartanka:<\/strong>\u00a0Cecafa<\/p>\n<p><strong>Xulalka:<\/strong>\u00a0Somalia vs Jabuuti<\/p>\n<p><strong>Garoonka:<\/strong>\u00a0KCCA Startimes<\/p>\n<p><strong>Saacadda:<\/strong>\u00a01:30 duhurnimo<\/p>\n<p><em>Naatiijada kulankan iyo wax waliba oo ku saabsan ciyaarta ay dheelayaan wiilasha waddankeenna Soomaaliya waan idiin soo gudbin doonnaa hadduu Eebbe idmo.<\/em><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Lugogo(SONNA)-Xulkeena qaranka Soomaaliya ayaa maanta dheeli doona kulankiisa ugu horreeya ee tartanka Cecafa Senior Challange Cup, isagoo wajahay xulka Jabuuti. Kulankan ayaa ah mid aad u xiiso badan maadaama labadan dal ee dariska ah uu waddan waliba doonayo inuu guul ku furto tartanka Cecafa. Xiddigaha Ocean Stars ayaa badi laga keenay dalka dibaddiisa, halka afar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":412030,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85,94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-412029","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha","8":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412029","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=412029"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412029\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":412031,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412029\/revisions\/412031"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/412030"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=412029"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=412029"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=412029"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}