{"id":412019,"date":"2020-01-15T08:35:21","date_gmt":"2020-01-15T05:35:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=412019"},"modified":"2020-01-21T12:47:11","modified_gmt":"2020-01-21T09:47:11","slug":"xiddig-muhiim-ah-oo-maanta-ka-maqnaan-doona-kooxdiisa-dekedda-kulanka-ay-wajahayso-rajo-fc","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xiddig-muhiim-ah-oo-maanta-ka-maqnaan-doona-kooxdiisa-dekedda-kulanka-ay-wajahayso-rajo-fc\/","title":{"rendered":"Xiddig muhiim ah oo maanta ka maqnaan doona Kooxdiisa Dekedda kulanka ay wajahayso Rajo FC"},"content":{"rendered":"<p style=\"line-height: 13.0pt; background: white; margin: 0in 0in 12.5pt 0in;\"><strong>Muqdisho(SONNA)-<\/strong><span style=\"font-size: 7.5pt; font-family: 'Segoe UI','sans-serif'; color: #2c2f34;\"> Kooxda kubadda cagta Dekedda ayaa galabta waxay la dheeli doonta naadiga Rajo FC, ciyaar qeyb ka ah horyaalka Somali Premier League.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 13.0pt; background: white; margin: 0in 0in 12.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 7.5pt; font-family: 'Segoe UI','sans-serif'; color: #2c2f34;\">Wiilasha Yuu Cali ee Dekedda waxay galabta wayn doonaan xiddigooda difaaca ugu ciyaara Idiris Aamiin Cali, kaasoo qaba dhaawac canqawga ah.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 13.0pt; background: white; margin: 0in 0in 12.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 7.5pt; font-family: 'Segoe UI','sans-serif'; color: #2c2f34;\">Xiddigan ayaa dhaawacan uu ka soo gaaray kulankii ay Kooxdiisa guusha ka gaartay naadiga Gaadiidka, ciyaar dhacday 01\/01\/2020 ee maalintii ugu horreysay sanadkan.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 13.0pt; background: white; margin: 0in 0in 12.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 7.5pt; font-family: 'Segoe UI','sans-serif'; color: #2c2f34;\">Idiris Aamiin ayaa kooxda Dekedda waqti fiican ka qaadanaya isagoo muddo 7 sano ku sugan kooxdan, wuxuuna ugu soo biiray naadiga Elman, inkastoo uusan kulan caalami ah u ciyaarin Kooxda Elman.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 13.0pt; background: white; margin: 0in 0in 12.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 7.5pt; font-family: 'Segoe UI','sans-serif'; color: #2c2f34;\">Kaliya Kooxda Elman wuxuu daafacan u ciyaaray kulamo saaxiibtinnimo.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)- Kooxda kubadda cagta Dekedda ayaa galabta waxay la dheeli doonta naadiga Rajo FC, ciyaar qeyb ka ah horyaalka Somali Premier League. Wiilasha Yuu Cali ee Dekedda waxay galabta wayn doonaan xiddigooda difaaca ugu ciyaara Idiris Aamiin Cali, kaasoo qaba dhaawac canqawga ah. Xiddigan ayaa dhaawacan uu ka soo gaaray kulankii ay Kooxdiisa guusha ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":412022,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85,94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-412019","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha","8":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412019","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=412019"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412019\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":412023,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412019\/revisions\/412023"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/412022"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=412019"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=412019"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=412019"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}