{"id":412006,"date":"2020-01-13T09:20:19","date_gmt":"2020-01-13T06:20:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=412006"},"modified":"2020-01-21T12:39:26","modified_gmt":"2020-01-21T09:39:26","slug":"kooxda-mogadishu-city-club-oo-weyn-doonta-xiddig-muhiim-ah-kulanka-berri-ee-elman","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kooxda-mogadishu-city-club-oo-weyn-doonta-xiddig-muhiim-ah-kulanka-berri-ee-elman\/","title":{"rendered":"Kooxda Mogadishu City Club oo weyn doonta xiddig muhiim ah kulanka berri ee Elman"},"content":{"rendered":"<p style=\"line-height: 13.0pt; background: white; margin: 0in 0in 12.5pt 0in;\"><strong>Muqdisho(SONNA)-<\/strong><span style=\"font-size: 7.5pt; font-family: 'Segoe UI','sans-serif'; color: #2c2f34;\">Kooxda Mogadishu City Club ayaa kulanka bari ay la ballansan yihiin Naadiga Elman waxa ay weyn doonaan xiddigooda khadka dhexe ee Xasan Santos, kaas oo dhaawac ku seegi doona ciyaarta.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 13.0pt; background: white; margin: 0in 0in 12.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 7.5pt; font-family: 'Segoe UI','sans-serif'; color: #2c2f34;\">Ciyaaryahan Xasan Santos ayaa dhaawac jilibka ah ku seegi doona kulanka ugu xiisaha badan horyaalka ee dhaxmari doona kooxaha Mogadishu City Club iyo Elman.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 13.0pt; background: white; margin: 0in 0in 12.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 7.5pt; font-family: 'Segoe UI','sans-serif'; color: #2c2f34;\">Laacibkan ayaa ku dhaawacmay kulankii ugu horreyay ee horyaalka ee kooxdiisa ay guuldarada 2-1 kala kulantay naadiga Rajo, isago ciyaarta dhaawac ku\u00a0 dhammeystay.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 13.0pt; background: white; margin: 0in 0in 12.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 7.5pt; font-family: 'Segoe UI','sans-serif'; color: #2c2f34;\">Xiddigan ayaa u adkeysan waayay dhaawac uu ka qaba jilibka bidix taasoo ku qasabtay maamulka kooxda Mogadishu City Club ay geeyaan isbitaalka lagu magacaabo Jazeera Hospital, si ay u ogaadan xaaladda dhaawac ee laacibkooda.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Kooxda Mogadishu City Club ayaa kulanka bari ay la ballansan yihiin Naadiga Elman waxa ay weyn doonaan xiddigooda khadka dhexe ee Xasan Santos, kaas oo dhaawac ku seegi doona ciyaarta. Ciyaaryahan Xasan Santos ayaa dhaawac jilibka ah ku seegi doona kulanka ugu xiisaha badan horyaalka ee dhaxmari doona kooxaha Mogadishu City Club iyo Elman. Laacibkan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":412010,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85,94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-412006","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha","8":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412006","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=412006"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412006\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":412013,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412006\/revisions\/412013"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/412010"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=412006"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=412006"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=412006"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}