{"id":412003,"date":"2020-01-13T09:20:37","date_gmt":"2020-01-13T06:20:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=412003"},"modified":"2020-01-21T12:34:48","modified_gmt":"2020-01-21T09:34:48","slug":"kooxda-horseed-oo-kala-dhantaashay-naadiga-raadsan-kulankii-galabta-ka-dhacay-garoonka-ex-koonis","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kooxda-horseed-oo-kala-dhantaashay-naadiga-raadsan-kulankii-galabta-ka-dhacay-garoonka-ex-koonis\/","title":{"rendered":"Kooxda Horseed oo kala dhantaashay Naadiga Raadsan kulankii galabta ka dhacay garoonka Ex-Koonis"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho(SONNA)-<\/strong>Kooxda kubadda cagta Horseed FC ayaa galabta guul muhiim ah ka gaartay naadiga Raadsan kaddib markii 4-2 ay ugu adkaatay kooxdan, ciyaar qeyb ka ahayd horyaalka Somali Premier League.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa ahaa mid aad u xiiso badan ay u soo daawasho tageen taageerayaal tiro badan kuwaasoo kala taageersanaa labada kooxood ee wada ciyaarayey.<\/p>\n<p>Kooxda Horseed waxay goolasha ka kala heshay xiddigaha kala ah Xasaasi, Mahad Shiino, Brown iyo France, afartaas ciyaartooy ayaa soo wada taabtay shabaqada kooxda Raadsan.<\/p>\n<p>Naadiga Raadsan labada gool waxaa u dhaliyay xiddiga reer Uganda ee Maxamed Okilo.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, kulanka ayaa ku soo dhammaaday 4-2 oo ay guusha ku raacday kooxda Horseed FC.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Kooxda kubadda cagta Horseed FC ayaa galabta guul muhiim ah ka gaartay naadiga Raadsan kaddib markii 4-2 ay ugu adkaatay kooxdan, ciyaar qeyb ka ahayd horyaalka Somali Premier League. Kulankan ayaa ahaa mid aad u xiiso badan ay u soo daawasho tageen taageerayaal tiro badan kuwaasoo kala taageersanaa labada kooxood ee wada ciyaarayey. Kooxda Horseed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":411972,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85,94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-412003","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha","8":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412003","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=412003"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412003\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":412004,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412003\/revisions\/412004"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/411972"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=412003"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=412003"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=412003"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}