{"id":412002,"date":"2020-01-14T09:00:30","date_gmt":"2020-01-14T06:00:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=412002"},"modified":"2020-01-21T12:35:44","modified_gmt":"2020-01-21T09:35:44","slug":"macalinka-kooxda-elman-oo-si-rasmi-ah-ugu-dhawaaqay-liiska-xiddigaha-kaga-qeyb-galaya-kulanka-galabta-ee-mcc","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/macalinka-kooxda-elman-oo-si-rasmi-ah-ugu-dhawaaqay-liiska-xiddigaha-kaga-qeyb-galaya-kulanka-galabta-ee-mcc\/","title":{"rendered":"Macalinka kooxda Elman oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha kaga qeyb galaya kulanka galabta ee MCC."},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho(SONNA)-<\/strong> Kooxaha Mogdisho City Club iyo Elman Fc ayaa ku balansan garoonka Eng Yariisow, ciyaar qeyb ka ah tartanka horyaalka Somali Premier League, waana kulankii 15-aad ee laga ciyaarayo horyaalka fasal ciyaareedkan 2019-20.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa ah mid aad u xiiso badan waana ciyaarta loogu magac daray Derby Capital ama kulanka Caasimada, labadan kooxood ayaa ah kuwa isla xisaabtama marka ay timaado kubadda cagta.<\/p>\n<p>Hadaba Macalinka hogaamiya kooxda jaalayasha ee Elman Ciise Roberto Mayanjo ayaa soo saaray liiska 18-ka ciyaartooy ee ugu qeyb galeya kulanka ay la dheeli doonan kooxda Mogdisho City Club.<\/p>\n<p>kaliya kooxda Elman kulanka galabta waxaa dhaawac ugu maqnaanaya xidigeeda daafaca ugu ciyaara ee Bile Cilmi Wehliye kaas oo dhaawac qaba, balse inta kale waa kuwa taam u ah kooxda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)- Kooxaha Mogdisho City Club iyo Elman Fc ayaa ku balansan garoonka Eng Yariisow, ciyaar qeyb ka ah tartanka horyaalka Somali Premier League, waana kulankii 15-aad ee laga ciyaarayo horyaalka fasal ciyaareedkan 2019-20. Kulanka ayaa ah mid aad u xiiso badan waana ciyaarta loogu magac daray Derby Capital ama kulanka Caasimada, labadan kooxood ayaa ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":412005,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85,94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-412002","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha","8":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412002","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=412002"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412002\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":412007,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412002\/revisions\/412007"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/412005"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=412002"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=412002"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=412002"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}