{"id":411987,"date":"2019-11-23T09:00:44","date_gmt":"2019-11-23T06:00:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=411987"},"modified":"2020-01-21T12:30:02","modified_gmt":"2020-01-21T09:30:02","slug":"xasaasi-siciid-yamani-iyo-macallin-cabdi-joon-oo-abaal-marinno-ka-helay-tartankii-dhowaan-la-soo-xiray-ee-general-daauud-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xasaasi-siciid-yamani-iyo-macallin-cabdi-joon-oo-abaal-marinno-ka-helay-tartankii-dhowaan-la-soo-xiray-ee-general-daauud-sawirro\/","title":{"rendered":"Xasaasi, Siciid Yamani iyo Macallin Cabdi Joon oo abaal-marinno ka helay tartankii dhowaan la soo xiray ee General Daa\u2019uud\u2026 + SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho(SONNA)-<\/strong> Koobka General Daa\u2019uud ayaa todobaadkii la soo dhaafay lagu soo gabagabeeyay Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, iyadoo ay koobka ku guuleysatay kooxda Horseed kaddib markii ay 3-2 ugu badisay naadiga Muqdisho City Club.<\/p>\n<p>Kooxda Horseed ayaa markii lixaad ku guuleysatay dhacdada xiisaha badan ee Koobka General Daa\u2019uud, iyadoo ay ugu dambeysay sanadkii 2015-kii.<\/p>\n<p>Haddaba markii ay soo dhammaatay ciyaartii final-ka ee dhaxmartay kooxaha Horseed iyo Muqdisho City Club waxaa garoonka dhaxdiisa lagu bixiyay abaal-marino kala duwa kuwaas oo la siiyay shaqsiyaadkii waxqabadka muuqda soo bandhigay inta uu socday Tartanka General Daa\u2019uud.<\/p>\n<p>Abaal-marinta la bixiyay waxaa la siiyay xiddigaha kala ah Xasaasi, Saciid Yamani iyo Macallin Cabdi Joon oo isna ku guuleystay macalinka ugu fiican tartanka.<\/p>\n<p>Saciid Yamani ayaa ku guuleystay Goolhayihii ugu fiican tartanka General Daa\u2019uud kaddib markii uu ka saaciday kooxdiisa Moqdisho City Club inay sanadkii labaad oo xiriir ah ay gaarto final-ka Koobka General Daa\u2019uud.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)- Koobka General Daa\u2019uud ayaa todobaadkii la soo dhaafay lagu soo gabagabeeyay Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, iyadoo ay koobka ku guuleysatay kooxda Horseed kaddib markii ay 3-2 ugu badisay naadiga Muqdisho City Club. Kooxda Horseed ayaa markii lixaad ku guuleysatay dhacdada xiisaha badan ee Koobka General Daa\u2019uud, iyadoo ay ugu dambeysay sanadkii 2015-kii. Haddaba markii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":411989,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85,94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-411987","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha","8":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411987","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=411987"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411987\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":411994,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411987\/revisions\/411994"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/411989"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=411987"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=411987"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=411987"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}