{"id":411979,"date":"2020-01-08T09:00:21","date_gmt":"2020-01-08T06:00:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=411979"},"modified":"2020-01-21T12:29:13","modified_gmt":"2020-01-21T09:29:13","slug":"kooxaha-heegan-iyo-dekedda-fc-oo-galabta-ku-balansan-garoonka-eng-yariisow","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kooxaha-heegan-iyo-dekedda-fc-oo-galabta-ku-balansan-garoonka-eng-yariisow\/","title":{"rendered":"Kooxaha Heegan iyo Dekedda fc oo galabta ku balansan garoonka Eng Yariisow"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho(SONNA)-<\/strong>Kooxaha Heegan iyo Dekedda ayaa galabta ku balansan garoonka Eng Yariisow Stadium, ciyaar qeyb ka ah horyaalka Somali Premier League.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa ah mid xiiso badan, waana ciyaartii 11-aad ee laga dheelo horyaalka Somali Premier League fasal ciyaareedkan 2019-20.<\/p>\n<p>Kooxda ciidanka booliska soomaaliyeed ee Heegan ayaa kulankii ugu dambeyay waxey ka soo adkaatay naadiga Midnimo.<\/p>\n<p>Difaacyasha horyaalka ee Dekedda ayaa ciyaartii ugu dambeysay waxey guul ka soo heshay Kooxda Gaadiidka.<\/p>\n<p>Kooxda Heegan waxaa kulankan kaarka casaanka kaga maqan ciyaaryahanka Feysal, kaas oo kulankii ugu dambeyay roose loo tagay.<\/p>\n<p>Labadan kooxood ayaa wada leh min afar dhibcood, taas oo ciyaarta xiiso u yeeleysa, midii badiso ayaa tagi doonta 7-dhibcood.<\/p>\n<p>Kulankii ugu dambeyay ay labadan kooxod isku arkan horyaalkii la soo dhaafay waxaa 1-0 ku soo adkaatay naadiga Dekedda fc.<\/p>\n<p><strong>Ogeysiis ciyaarta:<\/strong><\/p>\n<p>Tartanka: Somali Premier League<\/p>\n<p>Kooxaha: Dekedda Vs Heegan<\/p>\n<p>Garoonka; Eng Yariisow Stadium<\/p>\n<p>Maalinta: Arbaco<\/p>\n<p>Taariikhda: 08-01-2020.<\/p>\n<p><strong>W\/D: C\/fitaax Naani.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Kooxaha Heegan iyo Dekedda ayaa galabta ku balansan garoonka Eng Yariisow Stadium, ciyaar qeyb ka ah horyaalka Somali Premier League. Kulankan ayaa ah mid xiiso badan, waana ciyaartii 11-aad ee laga dheelo horyaalka Somali Premier League fasal ciyaareedkan 2019-20. Kooxda ciidanka booliska soomaaliyeed ee Heegan ayaa kulankii ugu dambeyay waxey ka soo adkaatay naadiga Midnimo. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":411972,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85,94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-411979","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha","8":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411979","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=411979"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411979\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":411991,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411979\/revisions\/411991"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/411972"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=411979"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=411979"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=411979"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}