{"id":411974,"date":"2019-12-26T08:55:45","date_gmt":"2019-12-26T05:55:45","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=411974"},"modified":"2020-01-21T12:27:28","modified_gmt":"2020-01-21T09:27:28","slug":"horyaalka-somali-premier-league-2019-20-oo-maanta-ka-furmi-doona-magaalada-muqdisho-afar-kooxood-oo-ciyaaraya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/horyaalka-somali-premier-league-2019-20-oo-maanta-ka-furmi-doona-magaalada-muqdisho-afar-kooxood-oo-ciyaaraya\/","title":{"rendered":"Horyaalka Somali Premier League 2019-20 oo maanta ka furmi doona Magaalada Muqdisho\u2026 (Afar Kooxood oo ciyaaraya)"},"content":{"rendered":"<p style=\"line-height: 13.0pt; background: white; margin: 0in 0in 12.5pt 0in;\"><strong>Muqdisho(SONNA)-<\/strong><span style=\"font-size: 7.5pt; font-family: 'Segoe UI','sans-serif'; color: #2c2f34;\"> Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ka furmi doona horyaalka Somali Premier League xilli ciyaareedkiisa 2019-20.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 13.0pt; background: white; margin: 0in 0in 12.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 7.5pt; font-family: 'Segoe UI','sans-serif'; color: #2c2f34;\">Caadiyan horyaalka Somali Premier League waxaa ka qeyb qaata 10-kooxood oo kala duwan kuwaasoo awood kala duwan leh.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 13.0pt; background: white; margin: 0in 0in 12.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 7.5pt; font-family: 'Segoe UI','sans-serif'; color: #2c2f34;\">Koobka Horyaalka Somali Premier League waxaa difaacanaysa kooxda kubadda cagta Dekedda FC oo sanadkii la soo dhaafay ku guuleysatay koobkan.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 13.0pt; background: white; margin: 0in 0in 12.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 7.5pt; font-family: 'Segoe UI','sans-serif'; color: #2c2f34;\">Dhammaan Kooxaha qeybta ka ah horyaalka Somali Premier ayaa waxay diyaar garow xogogan u soo galeen inay sanadkaan bandhig cajiib ah soo bandhigaan, halka kooxo kale ay saxiixyo kala duwan sameeyeen.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 13.0pt; background: white; margin: 0in 0in 12.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 7.5pt; font-family: 'Segoe UI','sans-serif'; color: #2c2f34;\">Waxaa galabta horyaalka lagu furi doona Kooxaha Dekedda FC iyo Midnimo kulankan ayaa ah mid aad u xiiso badan kaas oo ka dhici doona garoonka Eng Yariiso Stadium.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 13.0pt; background: white; margin: 0in 0in 12.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 7.5pt; font-family: 'Segoe UI','sans-serif'; color: #2c2f34;\">Kulankii ugu dambeeyay ay labadan kooxood isku arkaan horyaalkii la soo dhaafay waxaa 1-0 ku adkaatay naadiga Dekedda FC.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)- Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ka furmi doona horyaalka Somali Premier League xilli ciyaareedkiisa 2019-20. Caadiyan horyaalka Somali Premier League waxaa ka qeyb qaata 10-kooxood oo kala duwan kuwaasoo awood kala duwan leh. Koobka Horyaalka Somali Premier League waxaa difaacanaysa kooxda kubadda cagta Dekedda FC oo sanadkii la soo dhaafay ku guuleysatay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":411983,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85,94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-411974","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha","8":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411974","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=411974"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411974\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":411985,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411974\/revisions\/411985"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/411983"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=411974"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=411974"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=411974"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}