{"id":411962,"date":"2020-01-20T09:00:10","date_gmt":"2020-01-20T06:00:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=411962"},"modified":"2020-01-21T12:26:00","modified_gmt":"2020-01-21T09:26:00","slug":"kulan-ka-tirsan-horyaalka-somali-premier-league-oo-galabta-lagu-wado-inuu-ka-dhaco-garoonka-eng-yariisow","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kulan-ka-tirsan-horyaalka-somali-premier-league-oo-galabta-lagu-wado-inuu-ka-dhaco-garoonka-eng-yariisow\/","title":{"rendered":"Kulan ka tirsan horyaalka Somali Premier League oo galabta lagu wado inuu ka dhaco garoonka Eng Yariisow."},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho(SONNA)-<\/strong> <strong>\u00a0<\/strong>Kulan ka tirsan horyaalka Somali Premier League ayaa galabta lagu wada inuu ka dhaco garoonka Eng Yariisow Stadium.<\/p>\n<p>Kooxaha Mogadishu City Club iyo Midnimo ayaa ku coltami doona garoonka kubadda cagta Eng Yariisow,ciyaartan oo qeyb ka ah horyaalka Somali Premier League fasal ciyaareedkan 2019-20.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa ah mid aad u xiiso badan maadama kooxda Mogadishu City Club ay rabto inay dib ugu soo laabato waddada guulaha.<\/p>\n<p>Kooxda Mogadishu City Club kulankii ugu dambeyay waxa ay barbaro 1-1 la soo gashay kooxda Elman.<\/p>\n<p>Halka naadiga Midnimo ciyaartii ugu dambeysay ay 4-0 ugu soo adkaatay naadiga Jazeera Sports Club.<\/p>\n<p>Wiilasha Mogadishu City Club waxaa kulanka galabta ka maqnaanaya ciyaaryahankeeda Xasan Santos kaas oo qaba dhaawac jilibka ah.<\/p>\n<p>Naadiga Midnimo kulanka galabta badi xiddigaheeda waa taam.<\/p>\n<p><strong>Ogeysiis ciyaarta:-<\/strong><\/p>\n<p><strong>Tartanka:<\/strong>\u00a0Somali Premier League<\/p>\n<p><strong>Kooxaha:<\/strong>\u00a0Mogadishu City Club vs Midnimo<\/p>\n<p><strong>Garoonka:<\/strong>\u00a0Eng Yariisow Stadium<\/p>\n<p><strong>Saacadda:<\/strong>\u00a03:30 galabnimo xilliga Muqdisho<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)- \u00a0Kulan ka tirsan horyaalka Somali Premier League ayaa galabta lagu wada inuu ka dhaco garoonka Eng Yariisow Stadium. Kooxaha Mogadishu City Club iyo Midnimo ayaa ku coltami doona garoonka kubadda cagta Eng Yariisow,ciyaartan oo qeyb ka ah horyaalka Somali Premier League fasal ciyaareedkan 2019-20. Kulankan ayaa ah mid aad u xiiso badan maadama kooxda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":411975,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85,94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-411962","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha","8":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411962","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=411962"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411962\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":411978,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411962\/revisions\/411978"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/411975"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=411962"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=411962"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=411962"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}