{"id":411949,"date":"2020-01-14T08:30:45","date_gmt":"2020-01-14T05:30:45","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=411949"},"modified":"2020-01-21T12:22:46","modified_gmt":"2020-01-21T09:22:46","slug":"tababare-cabdi-joon-oo-ka-hadlay-guushii-ay-ka-gaareyn-kooxda-raadsan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/tababare-cabdi-joon-oo-ka-hadlay-guushii-ay-ka-gaareyn-kooxda-raadsan\/","title":{"rendered":"Tababare Cabdi Joon oo ka hadlay guushii ay ka gaareyn kooxda Raadsan"},"content":{"rendered":"<p style=\"line-height: 13.0pt; background: white; margin: 0in 0in 12.5pt 0in;\"><strong>Muqdisho(SONNA)-<\/strong><span style=\"font-size: 7.5pt; font-family: 'Segoe UI','sans-serif'; color: #2c2f34;\"> Kooxda kubadda cagta Horseed FC ayaa\u00a0 guul muhiim ah ka gaartay naadiga Raadsan kaddib markii ay 4-2 ugu adkaadeen, ciyaar qeyb ka ahayd horyaalka Somali Premier League.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 13.0pt; background: white; margin: 0in 0in 12.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 7.5pt; font-family: 'Segoe UI','sans-serif'; color: #2c2f34;\">Kulankan ayaa ahaa mid aad u xiiso badan ay u soo daawasho tageen taageerayaal tiro badan kuwaasoo kala taageersanaa labada kooxood ee Horseed iyo Raadsan.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 13.0pt; background: white; margin: 0in 0in 12.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 7.5pt; font-family: 'Segoe UI','sans-serif'; color: #2c2f34;\">Naadiga Horseed ayaa fasal ciyaareedkan horyaalka soconaya waxey ka dheeshay saddex kulan, labo kamid ah waxey gashay bar-bardhac halka kulanka kale ay badisay, taas oo ka dhigan iney leedhahay 5-dhibcood.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 13.0pt; background: white; margin: 0in 0in 12.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 7.5pt; font-family: 'Segoe UI','sans-serif'; color: #2c2f34;\">Horseed sanadkii la soo dhaafay waxaa si dirqi ah koobka horyaalka ugu qaaday kooxda Dekedda. waxaana looga qaaday 2-dhibcood oo qura.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 13.0pt; background: white; margin: 0in 0in 12.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 7.5pt; font-family: 'Segoe UI','sans-serif'; color: #2c2f34;\">Haddaba kaddib guushii ay shaley ka gaareyn kooxda Raadsan waxaa ka hadlay hogaamiyaha kooxda Horseed Cabdi Joon wuxuuna yiri:<\/span><\/p>\n<p>\u201cAllaah ayey mahad u sugnaatay oo inoo suurta galiyay inaan helno saddexdii dhibcood ee ugu horeysay horyaalka fasal ciyaareedkan, waa mid na farxad galineysa inaan bilaaw wanaagsan ku bilaawano fasal ciyaareedkan\u201d.<\/p>\n<p>\u201cDhamaan ciyaartooyda iyo maamulka kooxda waxey diraada saarayaan si ay ugu guuleysan lahaayen horyaalka oo mudo ugu dambeysay kooxdan, waad ogeydeen sanadkii la soo dhaafay labo dhibcood oo qura ayaa nagala qaaday horyaalka\u201d.<\/p>\n<p>\u201cHorseed waa koox weyn sanadkii la soo dhaafay waxey gacanta ku dhigtay koobka General Daa\u2019uud wuxuu inoo ahaa bilow wanaagsan oo ka turjumaya inaan awood u leeynahay ku guuleysiga horyaalka.<\/p>\n<p>Si kastaba ha noqotee, Kooxda Horseed ayaa kulankeeda 4-aad ee horyaalka waxey la dheeli doonta naadiga Gaadiidka, ciyaartaas ayaana dhici doonta 17-ka bishan Janaayo oo ku beegan maalinta Jimcaha ee soo socota.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)- Kooxda kubadda cagta Horseed FC ayaa\u00a0 guul muhiim ah ka gaartay naadiga Raadsan kaddib markii ay 4-2 ugu adkaadeen, ciyaar qeyb ka ahayd horyaalka Somali Premier League. Kulankan ayaa ahaa mid aad u xiiso badan ay u soo daawasho tageen taageerayaal tiro badan kuwaasoo kala taageersanaa labada kooxood ee Horseed iyo Raadsan. Naadiga Horseed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":411963,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85],"tags":[],"class_list":{"0":"post-411949","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411949","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=411949"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411949\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":411968,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411949\/revisions\/411968"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/411963"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=411949"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=411949"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=411949"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}