{"id":411945,"date":"2020-01-19T09:25:34","date_gmt":"2020-01-19T06:25:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=411945"},"modified":"2020-01-21T12:18:01","modified_gmt":"2020-01-21T09:18:01","slug":"liverpool-oo-wali-la-qaban-laa-yahay-kaddib-markii-ay-guul-muhiim-ah-ka-gaartay-man-united","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/liverpool-oo-wali-la-qaban-laa-yahay-kaddib-markii-ay-guul-muhiim-ah-ka-gaartay-man-united\/","title":{"rendered":"Liverpool oo wali la qaban La\u2019a yahay kaddib markii ay guul muhiim ah ka gaartay Man United"},"content":{"rendered":"<p><strong>Liverpool(SONNA)-<\/strong>\u00a0Liverpool ayaa wali la qaban yahay kaddib markii ay guul muhiim ee 2-0 ah kaga gaartay kooxda Manchester United garoonka Anfield, ciyaar ka tirsaneyd kulamada 23-aad ee horyaalka Premier League.<\/p>\n<p>Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 1-0 ay ku hoggaamineysay kooxda martida loo ahaa Liverpool.<\/p>\n<p>Daqiiqadii 14-aad Liverpool ayaa hoggaanka u qabatay ciyaarta waxaana 1-0 ka dhigay daafaca reer Holland ee Virgil Van Dijk, waxaana goolkan ka caawiyay saaxiibkiis Trent Alexander-Arnold.<\/p>\n<p>Qeybta labaad marka dib leysugu soo laabtay labada dhinac ayaa waxay sameeyeen qaab ciyaareed aad u fiican, iyagoo abuuray fursado badan ee goolal loo filan karay.<\/p>\n<p>Daqiiqadii 90-aad Liverpool ayaa heshay goolkeeda labaad, waxaana dheesha 2-0 ka dhigay waqtigii dhimashada xiddiga reer Masar ee Maxamed Saalax.<\/p>\n<p>Laakiin ugu dambeyntii ciyaarta ayaa waxay ku soo dhamaatay 2-0 ay kaga adkaatay Liverpool kooxda Manchester United oo marti ugu aheyd garoonka Anfield.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Liverpool(SONNA)-\u00a0Liverpool ayaa wali la qaban yahay kaddib markii ay guul muhiim ee 2-0 ah kaga gaartay kooxda Manchester United garoonka Anfield, ciyaar ka tirsaneyd kulamada 23-aad ee horyaalka Premier League. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 1-0 ay ku hoggaamineysay kooxda martida loo ahaa Liverpool. Daqiiqadii 14-aad Liverpool ayaa hoggaanka u qabatay ciyaarta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":411950,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85],"tags":[],"class_list":{"0":"post-411945","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411945","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=411945"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411945\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":411952,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411945\/revisions\/411952"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/411950"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=411945"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=411945"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=411945"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}