{"id":411927,"date":"2020-01-19T08:35:56","date_gmt":"2020-01-19T05:35:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=411927"},"modified":"2020-01-21T12:13:54","modified_gmt":"2020-01-21T09:13:54","slug":"lionel-messi-oo-kula-taliyay-barcelona-in-ay-la-soo-wareegto-weeraryahan-ka-ciyaara-premier-league","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/lionel-messi-oo-kula-taliyay-barcelona-in-ay-la-soo-wareegto-weeraryahan-ka-ciyaara-premier-league\/","title":{"rendered":"Lionel Messi oo kula taliyay Barcelona in ay la soo wareegto weeraryahan ka ciyaara Premier League"},"content":{"rendered":"<p><strong>Barcelona(SONNA)-\u00a0<\/strong>Weeraryahanka caalamiga ah ee qaranka Argentina Lionel Messi ayaa kooxdiisa Barcelona ugu baaqay in ay sameyso saxiix xiddig muhiim ah ee wax weyn ku soo kordhin kara Barca.<\/p>\n<p>Hadaba, Leo ayaa kooxdiisa Barca u tilmaamay in\u00a0 ay la soo wareegan xidiga ay isku qaranka yihiin ee Sergio Aguero, kaas oo ka tirsan Manchester City.<\/p>\n<p>Wargeyka \u201cMirror\u201d ee dalka England ayaa daabacay in Lionel Messi uu u jeediyay hogaamiyaha cusub ee Barcelona Quique Setien kaddib markii ay wada qaateen tababarkii ugu horeeyay in kooxda la keeno Sergio Aguero.<\/p>\n<p>Messi ayaa lagu soo waramaya in uu aaminsan yahay in Sergio Aguero uu noqon doono badalka saxda ah ee Luis Suarez, kaas oo maqnan doono kullamo badan oo xilli ciyaaredkan ka mid ah, kaddib qaliinkii looga sameeyay dhawaca jilibka ah ee soo gaaray.<\/p>\n<p>Sergio Aguero ayaa noqday todobadkii tagay ciyaaryahanka ajaabinta ah ee ugu goolasha badan horyaalka Premier League, isago rikoodhkaas \u00a0ka jabiyay halyeeyga reer France ee Thierry Henry .<\/p>\n<p>Waxaa xusid mudan in Sergio Aguero ciyaartii xalay ee Crystal Palace uu 2 gool dhaliyay inkastoo kooxdiisa Man City bar-bardhac ay gashay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Barcelona(SONNA)-\u00a0Weeraryahanka caalamiga ah ee qaranka Argentina Lionel Messi ayaa kooxdiisa Barcelona ugu baaqay in ay sameyso saxiix xiddig muhiim ah ee wax weyn ku soo kordhin kara Barca. Hadaba, Leo ayaa kooxdiisa Barca u tilmaamay in\u00a0 ay la soo wareegan xidiga ay isku qaranka yihiin ee Sergio Aguero, kaas oo ka tirsan Manchester City. Wargeyka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":411935,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85],"tags":[],"class_list":{"0":"post-411927","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411927","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=411927"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411927\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":411936,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411927\/revisions\/411936"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/411935"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=411927"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=411927"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=411927"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}