{"id":411911,"date":"2020-01-17T09:05:32","date_gmt":"2020-01-17T06:05:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=411911"},"modified":"2020-01-21T12:11:47","modified_gmt":"2020-01-21T09:11:47","slug":"horseed-oo-guul-ay-u-baahneyd-ka-gaartay-gaadiidka-kulan-ka-tirsanaa-horyaalka-somali-premier-league","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/horseed-oo-guul-ay-u-baahneyd-ka-gaartay-gaadiidka-kulan-ka-tirsanaa-horyaalka-somali-premier-league\/","title":{"rendered":"Horseed oo guul ay u baahneyd ka gaartay Gaadiidka kulan ka tirsanaa horyaalka Somali Premier League"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho(SONNA)-<\/strong> \u00a0Kooxda kubadda cagta Horseed ayaa galabta guul ka gaartay naadiga Gaadiidka, ciyaar ka tirsaneyd horyaalka Somali Premier League.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa ahaa mid aad u xiiso badan, labada kooxod ayaa waxay soo bandhigeen qaab ciyaareed aad u fiican oo ay ku qancaan taageerayasha u soo daawasho tagay Ciyaartan.<\/p>\n<p>Qeybtii koowad ayaa lagu kala nastay 1-0 ay ku hogaamineyso kooxda Horseed.<\/p>\n<p>Markii dib la isku soo laabtay qeybtii labaad ee ciyaarta wiilasha Horseed ayaa dhowr fursad iska qasaariyay, kuwaas oo dhamaantood goolal loo filan karay.<\/p>\n<p>Balse ugu dambeyn ciyaarta ayaa waxay ku soo dhamaatay 1-0 ay guusha ku raacday kooxda kubadda cagta ee Horseed.<\/p>\n<p>Guushan ay gaartay kooxda kubadda cagta ee Horseed ayaa waxay ka dhigan tahay iney iminka soo gashay kaalinta 2-aad ee miiska kala sareynta Horyaalka Somali Premier League, iyadoo leh 8-dhibcood.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)- \u00a0Kooxda kubadda cagta Horseed ayaa galabta guul ka gaartay naadiga Gaadiidka, ciyaar ka tirsaneyd horyaalka Somali Premier League. Kulankan ayaa ahaa mid aad u xiiso badan, labada kooxod ayaa waxay soo bandhigeen qaab ciyaareed aad u fiican oo ay ku qancaan taageerayasha u soo daawasho tagay Ciyaartan. Qeybtii koowad ayaa lagu kala nastay 1-0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":411923,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85,94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-411911","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha","8":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411911","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=411911"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411911\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":411925,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411911\/revisions\/411925"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/411923"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=411911"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=411911"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=411911"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}