{"id":411897,"date":"2020-01-16T09:05:41","date_gmt":"2020-01-16T06:05:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=411897"},"modified":"2020-01-21T12:08:08","modified_gmt":"2020-01-21T09:08:08","slug":"heegan-oo-guul-ka-gaartay-kooxda-jazeero-kulan-ka-tirsanaa-horyaalka-somali-premier-league","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/heegan-oo-guul-ka-gaartay-kooxda-jazeero-kulan-ka-tirsanaa-horyaalka-somali-premier-league\/","title":{"rendered":"Heegan oo guul ka gaartay Kooxda Jazeero kulan ka tirsanaa horyaalka Somali Premier League"},"content":{"rendered":"<p><strong>\u00a0Muqdisho(SONNA)-<\/strong>Kooxda kubadda cagta ee Heegan ayaa galabta guul ka gaartay naadiga Jazeero Sports Club, Kadib markii ay kaga adkaatay 2-1, ciyaar qeyb ka aheyd horyaalka Somali Premier League.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa ahaa mid aad u xiiso badan, waxaa u soo daawasho tagay taageerayaal faro badan oo kala taageersan labada kooxood.<\/p>\n<p>Kooxda Heegan waxay goolasha ka heshay xidigaheeda kala ah Feysal iyo Kuukay.<\/p>\n<p>Halka kooxda JAZEERA sports Club goolka madiga ah ay kulankan ka dhalisay ay ka heshay xidigeeda Emanaayo Victor.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntiina ciyaarta ayaa waxay ku soo dhamaatay 2-1 ay guusha ku raacday kooxda kubadda cagta ee Heegan.<\/p>\n<p>Si kastaba kooxda Heegan ayaa iminka leh 7 dhibcood, \u00a0kaddib 4-kulan ay ka ciyaartay horyaalka Somali Premier League sanad ciyaareedkan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Muqdisho(SONNA)-Kooxda kubadda cagta ee Heegan ayaa galabta guul ka gaartay naadiga Jazeero Sports Club, Kadib markii ay kaga adkaatay 2-1, ciyaar qeyb ka aheyd horyaalka Somali Premier League. Kulankan ayaa ahaa mid aad u xiiso badan, waxaa u soo daawasho tagay taageerayaal faro badan oo kala taageersan labada kooxood. Kooxda Heegan waxay goolasha ka heshay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":411904,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85,94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-411897","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha","8":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411897","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=411897"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411897\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":411910,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411897\/revisions\/411910"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/411904"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=411897"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=411897"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=411897"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}