{"id":411892,"date":"2020-01-19T09:50:21","date_gmt":"2020-01-19T06:50:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=411892"},"modified":"2020-01-21T12:05:57","modified_gmt":"2020-01-21T09:05:57","slug":"paris-saint-germain-oo-dooneysa-inay-soo-qaadato-mid-ka-mid-ah-macalimiinta-ugu-shidan-premier-league","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/paris-saint-germain-oo-dooneysa-inay-soo-qaadato-mid-ka-mid-ah-macalimiinta-ugu-shidan-premier-league\/","title":{"rendered":"Paris Saint-Germain oo dooneysa inay soo qaadato mid ka mid ah macalimiinta ugu shidan Premier League."},"content":{"rendered":"<p><strong>Paris(SONNA)-\u00a0<\/strong>Paris Saint-Germain ayaa dooneysa in ay sameyso is badal xagga macalinka ah iyadoo xiriir toos ah la sameyneysa macalinka kooxda kubadda cagta Manchester City ee Pep Guardiola.<\/p>\n<p>Wargeyska ka soo baxa dalka Englandee \u201cExpress\u201d ayaa ku waramaya in Guardiola looga gacan haatinayo horyaalka Faransiiska gaar ahaan Paris Saint-Germain.<\/p>\n<p>Pep oo shalay u dabaaldegay dhalashadiisii 49-aad ayaa heshiis kula jira kooxda Manchester City, taas oo uu u suuragaliyay sanad ciyaaredkii tagay in ay ku guuleysato gabi ahaan tartamada laga ciyaaro gudaha wadanka England.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Paris(SONNA)-\u00a0Paris Saint-Germain ayaa dooneysa in ay sameyso is badal xagga macalinka ah iyadoo xiriir toos ah la sameyneysa macalinka kooxda kubadda cagta Manchester City ee Pep Guardiola. Wargeyska ka soo baxa dalka Englandee \u201cExpress\u201d ayaa ku waramaya in Guardiola looga gacan haatinayo horyaalka Faransiiska gaar ahaan Paris Saint-Germain. Pep oo shalay u dabaaldegay dhalashadiisii 49-aad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85],"tags":[],"class_list":{"0":"post-411892","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-ciyaaraha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411892","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=411892"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411892\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":411899,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411892\/revisions\/411899"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=411892"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=411892"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=411892"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}