{"id":411882,"date":"2019-12-03T09:00:16","date_gmt":"2019-12-03T06:00:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=411882"},"modified":"2020-01-21T12:05:35","modified_gmt":"2020-01-21T09:05:35","slug":"rasmi-wiilka-soomaaliyeed-ee-akram-afif-oo-ku-guuleystay-abaal-marinta-xiddiga-ugu-fiican-sanadka-asia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/rasmi-wiilka-soomaaliyeed-ee-akram-afif-oo-ku-guuleystay-abaal-marinta-xiddiga-ugu-fiican-sanadka-asia\/","title":{"rendered":"RASMI: Wiilka Soomaaliyeed ee Akram Afif oo ku guuleystay Abaal-marinta xiddiga ugu fiican Sanadka Asia"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho(SONNA)-<\/strong>Wiilka Soomaaliyeed ee Akram Afif ayaa ku guuleystay abaal-marinta ciyaaryahanka sanadka ee Asian Football Confederation\u2019s (AFC) Player of the Year sanadkan 2019.<\/p>\n<p>Xafladda abaal-marinta lagu bixiyay ayaa ka dhacday Magaalada Hong Kong ee dalka Shiinaha.<\/p>\n<p>Ciyaaryahan Afif waxaa dhalay Aabo Xasan Afif Yaxye kaas oo u soo ciyaaray kooxda Horseed, wuuxuna u saftay 5 kulan, isagoo u dhaliyay 1 gool, waxaa xusid mudan in Xasan Afif uu xirtay maaliyada qaranka Ocean Stars 20 kulan ayuu saftay intii u dhaxeysay 1977-1980.<\/p>\n<p>Akram Afif\u00a0 oo ku guuleystay abaal-marintan ayaa noqday ciyaaryahankii saddexaad ee\u00a0 dalka Qadar ka soo jeeda kaas oo hanta abaal-marintan.<\/p>\n<p>Afif ayaa xulkiisa qaranka ee Qatar u suuro-galiyay inay hantaan Koobka qaramada qaarada Asia ee Asian Cup.<\/p>\n<p>22-jirkaan ayaa sidoo kale Kooxdiisa Al Sadd ka caawiyay inay gaaran afar dhammaadka horyaalka Champions League ee qaaradda Asia.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan jeclaan lahaa in u mahadceliyo xiriirka kubada cagta ee qaaradda Asia taas oo ku aadan inay i guddoonsiiyeen abaal-marintaan xiddiga ugu fiican, Wwxaan rabaa in sidoo kale aan u mahadceliyo ciyaartoyda iyo Maamulaasha xulka qaranka ee Qatar, iyo Kooxdeyda Al Sadd, waxaan rabaa in aan u mahadceliyo qoyskeyga, kuwaasoo si wayn ii taageeray, waxaan rabaa inaan u mahadceliyo qof walba oo taageera Akram Afif.<\/p>\n<p>\u201cKuma sugni xafladda sabab la xiriira waajibaadka qaranka ee dalkeyga Qatar, markale waxaan u mahadcelinayaa xiriirka, dhammaantiin waxaan idiin rajeynayaa guul,\u201d sidaas ayuu ku sheegay ciyaaryahanka muuqal uu soo duubay.<\/p>\n<p>Abaal-marinta waxaa u guddoomay macallinka Kooxda Al Sadd\u00a0 iyo Xiddigii hore ee Kooxda Barcelona, Xavi Hernandez.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Wiilka Soomaaliyeed ee Akram Afif ayaa ku guuleystay abaal-marinta ciyaaryahanka sanadka ee Asian Football Confederation\u2019s (AFC) Player of the Year sanadkan 2019. Xafladda abaal-marinta lagu bixiyay ayaa ka dhacday Magaalada Hong Kong ee dalka Shiinaha. Ciyaaryahan Afif waxaa dhalay Aabo Xasan Afif Yaxye kaas oo u soo ciyaaray kooxda Horseed, wuuxuna u saftay 5 kulan, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":411893,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85,94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-411882","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha","8":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411882","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=411882"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411882\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":411896,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411882\/revisions\/411896"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/411893"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=411882"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=411882"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=411882"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}