{"id":411854,"date":"2020-01-19T08:36:56","date_gmt":"2020-01-19T05:36:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=411854"},"modified":"2020-01-21T12:01:35","modified_gmt":"2020-01-21T09:01:35","slug":"kooxda-manchester-united-oo-magacaabanaysa-agaasime-cusub-oo-kubadda-cagta-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kooxda-manchester-united-oo-magacaabanaysa-agaasime-cusub-oo-kubadda-cagta-ah\/","title":{"rendered":"Kooxda Manchester United oo magacaabanaysa agaasime cusub oo kubadda cagta ah"},"content":{"rendered":"<p><strong>Manchester(SONNA)-\u00a0<\/strong>Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa magacaabanaysa agaasime cusub oo dhanka kubadda cagta ah.<\/p>\n<p>Wargeyska\u00a0<strong>The Sun<\/strong>\u00a0ee dalka Ingiriiska ka soo baxa ayaa shaaca ka qaaday shaqsiga noqon doona agaasimaha cusub ee dhanka ciyaaraha kooxda Manchester United.<\/p>\n<p>Waxa uu Wargeysku warbixintiisa ku sheegay in agaasimaha Kooxda Lille ee Luis Campos uu noqon doono agaasimaha cusub ee kubadda cagta Kooxda Manchester United.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Manchester(SONNA)-\u00a0Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa magacaabanaysa agaasime cusub oo dhanka kubadda cagta ah. Wargeyska\u00a0The Sun\u00a0ee dalka Ingiriiska ka soo baxa ayaa shaaca ka qaaday shaqsiga noqon doona agaasimaha cusub ee dhanka ciyaaraha kooxda Manchester United. Waxa uu Wargeysku warbixintiisa ku sheegay in agaasimaha Kooxda Lille ee Luis Campos uu noqon [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":411871,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85],"tags":[],"class_list":{"0":"post-411854","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411854","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=411854"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411854\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":411878,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411854\/revisions\/411878"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/411871"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=411854"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=411854"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=411854"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}