{"id":411844,"date":"2020-01-08T09:05:55","date_gmt":"2020-01-08T06:05:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=411844"},"modified":"2020-01-21T11:59:50","modified_gmt":"2020-01-21T08:59:50","slug":"dekedda-oo-guul-kaga-gaartay-kooxda-heegan-kulan-ka-tirsanaa-horyaalka-somali-premier-league","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dekedda-oo-guul-kaga-gaartay-kooxda-heegan-kulan-ka-tirsanaa-horyaalka-somali-premier-league\/","title":{"rendered":"Dekedda oo guul kaga gaartay kooxda Heegan kulan ka tirsanaa horyaalka Somali Premier League"},"content":{"rendered":"<p style=\"line-height: 13.0pt; background: white; margin: 0in 0in 12.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 7.5pt; font-family: 'Segoe UI','sans-serif'; color: #2c2f34;\">.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 13.0pt; background: white; margin: 0in 0in 12.5pt 0in;\"><strong>Muqdisho(SONNA)-<\/strong><span style=\"font-size: 7.5pt; font-family: 'Segoe UI','sans-serif'; color: #2c2f34;\">Kooxaha Heegan iyo Dekedda fc ayaa galabta kulan xiiso badan kuwada ciyaaray garoonka Eng Yariisow Stadium, ciyaar qeyb ka aheyd horyaalka Somali Premier League.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 13.0pt; background: white; margin: 0in 0in 12.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 7.5pt; font-family: 'Segoe UI','sans-serif'; color: #2c2f34;\">Qeybtii koowad ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 1-0 ay ku hogaamineyso kooxda Dekedda.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 13.0pt; background: white; margin: 0in 0in 12.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 7.5pt; font-family: 'Segoe UI','sans-serif'; color: #2c2f34;\">Goolka \u00a0kooxda Dekedda ayaa ku yimid mid ay iska dhaliyeen xidigaha Heegan, sidaas ayeyna ciyaarta ku noqotay 1-0.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 13.0pt; background: white; margin: 0in 0in 12.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 7.5pt; font-family: 'Segoe UI','sans-serif'; color: #2c2f34;\">Markii dib la isku soo laabtay qeybta labaad ee ciyaarta labada kooxood ayaa waxay soo bandhigeen qaab ciyaareed aad u fiican, waxayna sameeyeen fursado badan ee goolal loo filan karay.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 13.0pt; background: white; margin: 0in 0in 12.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 7.5pt; font-family: 'Segoe UI','sans-serif'; color: #2c2f34;\">Balse kooxda Dekedda ayaa la timid goolkii labaad ee ciyaarta waxaana u dhaliyay ciyaaryahanka lagu magacaabo Khadar, wuxuuna ciyaarta ka dhigay 2-0 ay ku hoggaamineysay kooxda Dekedda.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 13.0pt; background: white; margin: 0in 0in 12.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 7.5pt; font-family: 'Segoe UI','sans-serif'; color: #2c2f34;\">Kooxda Heegan ayaa iyadana markeeda la timid gool, waxaana 2-1 ka dhigay Cabdimajiid Benteke.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 13.0pt; background: white; margin: 0in 0in 12.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 7.5pt; font-family: 'Segoe UI','sans-serif'; color: #2c2f34;\">Ugu dambeyntii ciyaarta ayaa waxay ku soo dhamaatay 2-1 ay guusha ku raacday kooda Dekedda, waxayna hoggaanka horyaalka ku qabteen saddex dhibcood nadiif ah.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>. Muqdisho(SONNA)-Kooxaha Heegan iyo Dekedda fc ayaa galabta kulan xiiso badan kuwada ciyaaray garoonka Eng Yariisow Stadium, ciyaar qeyb ka aheyd horyaalka Somali Premier League. Qeybtii koowad ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 1-0 ay ku hogaamineyso kooxda Dekedda. Goolka \u00a0kooxda Dekedda ayaa ku yimid mid ay iska dhaliyeen xidigaha Heegan, sidaas ayeyna ciyaarta ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":411862,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85,94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-411844","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha","8":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411844","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=411844"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411844\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":411863,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411844\/revisions\/411863"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/411862"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=411844"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=411844"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=411844"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}