{"id":411839,"date":"2020-01-15T08:55:58","date_gmt":"2020-01-15T05:55:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=411839"},"modified":"2020-01-21T11:54:22","modified_gmt":"2020-01-21T08:54:22","slug":"dekedda-oo-guul-ay-u-qalantay-kaga-gaartay-kooxda-rajo-kulan-ka-tirsanaa-horyaalka-somali-premier-league","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dekedda-oo-guul-ay-u-qalantay-kaga-gaartay-kooxda-rajo-kulan-ka-tirsanaa-horyaalka-somali-premier-league\/","title":{"rendered":"Dekedda oo guul ay u qalantay kaga gaartay kooxda Rajo kulan ka tirsanaa horyaalka Somali Premier League"},"content":{"rendered":"<p style=\"line-height: 13.0pt; background: white; margin: 0in 0in 12.5pt 0in;\"><strong>Muqdisho(SONNA)-<\/strong><span style=\"font-size: 7.5pt; font-family: 'Segoe UI','sans-serif'; color: #2c2f34;\"> \u00a0Kooxda kubadda cagta \u00a0Dekedda ayaa galabta guul muhiim ka gaartay naadiga Rajo kadib markii ay 2-0 ugu adkaatay, ciyaar qeyb ka aheyd horyaalka Somali Premier League.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 13.0pt; background: white; margin: 0in 0in 12.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 7.5pt; font-family: 'Segoe UI','sans-serif'; color: #2c2f34;\">Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay bar-bardhac 0-0 ah.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 13.0pt; background: white; margin: 0in 0in 12.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 7.5pt; font-family: 'Segoe UI','sans-serif'; color: #2c2f34;\">Qeybta labaad marka dib leysugu soo laabtay labada dhinac ayaa waxay sameeyeen qaab ciyaareed aad u fiican, iyagoo abuuray fursado badan ee goolal loo filan karay.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 13.0pt; background: white; margin: 0in 0in 12.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 7.5pt; font-family: 'Segoe UI','sans-serif'; color: #2c2f34;\">Intaas kaddib kooxda Dekedda ayaa la timid 2-da gool ay ugu adkaatay, waxaana goolasha u kala dhaliyay xidigaha kala ah Khadar iyo Cabdimajiid.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 13.0pt; background: white; margin: 0in 0in 12.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 7.5pt; font-family: 'Segoe UI','sans-serif'; color: #2c2f34;\">Ugu dambeyn ciyaarta ayaa waxay ku soo dhamaatay 2-0, taas oo ka dhigan in kooxda Dekedda ay hogaanka horyaalka ay sii dhiireysatay iyado iminka leh 10-dhibcood.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)- \u00a0Kooxda kubadda cagta \u00a0Dekedda ayaa galabta guul muhiim ka gaartay naadiga Rajo kadib markii ay 2-0 ugu adkaatay, ciyaar qeyb ka aheyd horyaalka Somali Premier League. Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay bar-bardhac 0-0 ah. Qeybta labaad marka dib leysugu soo laabtay labada dhinac ayaa waxay sameeyeen qaab ciyaareed aad u fiican, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":411842,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85,94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-411839","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha","8":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411839","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=411839"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411839\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":411843,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411839\/revisions\/411843"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/411842"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=411839"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=411839"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=411839"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}