{"id":411834,"date":"2020-01-20T07:45:24","date_gmt":"2020-01-20T04:45:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=411834"},"modified":"2020-01-21T11:57:53","modified_gmt":"2020-01-21T08:57:53","slug":"barcelona-oo-guul-dirqi-ah-ka-gaartay-kooxda-granada-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/barcelona-oo-guul-dirqi-ah-ka-gaartay-kooxda-granada-sawirro\/","title":{"rendered":"Barcelona oo guul dirqi ah ka gaartay kooxda Granada\u2026"},"content":{"rendered":"<p><strong>Barcelona(SONNA)-<\/strong><strong>\u00a0<\/strong>Barcelona ayaa guul dirqi ah kaga gaartay kooxda Granada garoonka Camp Nou, kaddib markii ay kaga adkaatay 1-0, ciyaar ka tirsaneyn kulamada horyaalka La Liga ee dalka Spain.<\/p>\n<p>Qeybta hore ayaa lagu kala maray bar-bardhac 0-0 ah.<\/p>\n<p>Qeybta labaad marka dib leysugu soo laabtay labada dhinac ayaa waxay sameeyeen qaab ciyaareed aad u fiican, iyagoo abuuray fursado badan ee goolal loo filan karay.<\/p>\n<p>Daqiiqadii 76-aad kooxda Barcelona ayaa hoggaanka u qabatay ciyaarta waxaana 1-0 ka dhigay Lionel Messi, waxaana goolkan ka caawiyay saaxiibkiis Arturo Vidal<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii ciyaarta ayaa waxay ku soo dhamaatay 1-0 ay guul kaga gaartay Barcelona kooxda Granada oo marti ugu aheyd garoonka Camp Nou.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Barcelona(SONNA)-\u00a0Barcelona ayaa guul dirqi ah kaga gaartay kooxda Granada garoonka Camp Nou, kaddib markii ay kaga adkaatay 1-0, ciyaar ka tirsaneyn kulamada horyaalka La Liga ee dalka Spain. Qeybta hore ayaa lagu kala maray bar-bardhac 0-0 ah. Qeybta labaad marka dib leysugu soo laabtay labada dhinac ayaa waxay sameeyeen qaab ciyaareed aad u fiican, iyagoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":411845,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85],"tags":[],"class_list":{"0":"post-411834","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411834","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=411834"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411834\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":411851,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411834\/revisions\/411851"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/411845"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=411834"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=411834"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=411834"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}