{"id":411741,"date":"2020-01-20T14:03:46","date_gmt":"2020-01-20T11:03:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=411741"},"modified":"2020-01-20T14:03:46","modified_gmt":"2020-01-20T11:03:46","slug":"wasiirka-dastuurka-oo-kulamo-la-qaatay-wafdi-ka-socda-undp","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-dastuurka-oo-kulamo-la-qaatay-wafdi-ka-socda-undp\/","title":{"rendered":"Wasiirka Dastuurka oo kulamo la Qaatay Wafdi ka socda UNDP."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka XFS Saalax Axmed Jaamac oo ay wehliyaan Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dr. Xuseen Cabdi Cilmi iyo Agaasimaha Guud Maxamed Abukar Zubeyr ayaa Maanta waxaa ay kulan la qaateen maamulka sare ee hay\u2019adda UNDP.<\/p>\n<p>Kulanka\u00a0 waxaa ay labada dhinac ay uga wada hadleen wada shaqaynta iyo taageerada geedi socodka Dib-u-Eegista Dastuurka KMG, iyaga oo ku wada heshiiyey inay iskaashi sameeyaan.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka XFS Saalax Axmed Jaamac ayaa sheegay in hay\u2019adda UNDP ay kawada Hadleyn sidii kaalin weyn ay uga Qaadan Dhameystirka howlaha dib\u00a0 u eegista ee Dastuurka KMG ee somaaliya.<\/p>\n<p>Maamula iyo Madaxda ka socotay hay\u2019adda UNDP aya dhankooda balan qaadeeyn\u00a0 in doorweyn iyo garab istaagi doonaan Guddiya ku howlan dib u eegista Dastuurka dalka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-415239 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/dasturka2.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-415240 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/dasturka4.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-415241 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/dastuurka1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka XFS Saalax Axmed Jaamac oo ay wehliyaan Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dr. Xuseen Cabdi Cilmi iyo Agaasimaha Guud Maxamed Abukar Zubeyr ayaa Maanta waxaa ay kulan la qaateen maamulka sare ee hay\u2019adda UNDP. Kulanka\u00a0 waxaa ay labada dhinac ay uga wada hadleen wada shaqaynta iyo taageerada geedi socodka Dib-u-Eegista Dastuurka KMG, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":411742,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-411741","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411741","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=411741"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411741\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":411743,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411741\/revisions\/411743"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/411742"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=411741"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=411741"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=411741"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}