{"id":411738,"date":"2020-01-20T12:28:25","date_gmt":"2020-01-20T09:28:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=411738"},"modified":"2020-01-20T12:28:25","modified_gmt":"2020-01-20T09:28:25","slug":"kulan-looga-hadaaleyay-amniga-iyo-sidii-la-isugu-furi-lahaa-wadooyinka-oo-lagu-qabtay-gobalka-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kulan-looga-hadaaleyay-amniga-iyo-sidii-la-isugu-furi-lahaa-wadooyinka-oo-lagu-qabtay-gobalka-hiiraan\/","title":{"rendered":"Kulan looga hadaaleyay Amniga iyo sidii la isugu furi lahaa wadooyinka oo lagu Qabtay Gobalka Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle, maamulka degmada Buule Burde \u00a0ee gobalka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada,\u2018kuwa AMISOM \u00a0iyo odayaasha Dhaqanka ayaa yeshay kulan xasaasi ah oo loga hadlayay dhinaca Aminga<\/p>\n<p>kulankaasi oo\u00a0 mid diidarada lagu saaray sidi la isugu furi lahaa wadooyinka ay go\u2019doomiyeen Al-Shabaab,waxaa ka hadlay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo xubno kale,kuwaas oo shegay in degmada Buulo burde ay kamid tahay degmoyinka ugu amniga wanagsan gobalka Hiiraan islamarkana ay Furi donaan wadooyinka ay go\u2019doomiyeen Al-Shabaab<\/p>\n<p>Taliyaha Ururka 41-aad Guutada 5aad \u00a0Qeybta 27aad Dhama cabdulqaadir cali Nuur \u00a0ayaa dhankisa shegay in AL-shabaab laga saari doono Degaannada Hoos yimaada Degmada Buule Burde ee gobalka hiraan si go\u2019doonka \u00a0looga qaado waxa una madaxda Dowladda ugu baaqay in la qalabeeyo Kooxda Macawiisleyda oo dagaalka kula jira AL-shabaab<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle, maamulka degmada Buule Burde \u00a0ee gobalka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada,\u2018kuwa AMISOM \u00a0iyo odayaasha Dhaqanka ayaa yeshay kulan xasaasi ah oo loga hadlayay dhinaca Aminga kulankaasi oo\u00a0 mid diidarada lagu saaray sidi la isugu furi lahaa wadooyinka ay go\u2019doomiyeen Al-Shabaab,waxaa ka hadlay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo xubno kale,kuwaas oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":411739,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-411738","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411738","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=411738"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411738\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":411740,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411738\/revisions\/411740"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/411739"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=411738"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=411738"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=411738"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}