{"id":411730,"date":"2020-01-20T12:17:33","date_gmt":"2020-01-20T09:17:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=411730"},"modified":"2020-01-20T12:17:33","modified_gmt":"2020-01-20T09:17:33","slug":"wasiirka-ganacsiga-dfs-oo-ka-qayb-galaya-bandhig-carweedka-ganacsiga-oo-ka-furmaya-dalka-suudaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-ganacsiga-dfs-oo-ka-qayb-galaya-bandhig-carweedka-ganacsiga-oo-ka-furmaya-dalka-suudaan\/","title":{"rendered":"Wasiirka Ganacsiga DFS oo ka qayb galaya bandhig Carweedka Ganacsiga oo ka furmaya dalka suudaan"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka ganacsiga Soomaaliyaa iyo wafdiga u hoogminayay ayaa gaaray dalka Suudaan oo ay uga qab galayaan bandhig carweed lagu qabanaayo dalka Suudaan ,waxaana halkaasi\u00a0 ku soo dhaweeyay dhigiisa dalka Suudaan Cabaas Madaani iyo safiirka Safaaradda Soomaaliya ee dalka Suudaan, iyadoo maanta uu furayo Ra\u2019iisal Wasaaraha dalka Suudaan Cabdalle Xamdaan, bandhig Carweedka ganacsiga ee ay \u00a0martigalineeyso wasaaradda ganacsiga dalka Suudaan.<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa waxay ku soo bandhigi doonta fursaddaha ganacsi ee ka bannaan Soomaaliya iyo sida looga faa iidaysan karo.<\/p>\n<p>Wasiirka Ganacsiga DFS Cabdullaahi Cali Xasaan ayaa \u00a0sheegay in ay Soomaaliya\u00a0 u baahantahay sidii loo horumarin lahaa ganacsiga\u00a0 dalka iyadoo ay jiraan dadaallo loogu jiro hormarinta ganacsiga Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka ganacsiga Soomaaliyaa iyo wafdiga u hoogminayay ayaa gaaray dalka Suudaan oo ay uga qab galayaan bandhig carweed lagu qabanaayo dalka Suudaan ,waxaana halkaasi\u00a0 ku soo dhaweeyay dhigiisa dalka Suudaan Cabaas Madaani iyo safiirka Safaaradda Soomaaliya ee dalka Suudaan, iyadoo maanta uu furayo Ra\u2019iisal Wasaaraha dalka Suudaan Cabdalle Xamdaan, bandhig Carweedka ganacsiga ee ay \u00a0martigalineeyso [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":411734,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-411730","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411730","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=411730"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411730\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":411735,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411730\/revisions\/411735"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/411734"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=411730"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=411730"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=411730"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}