{"id":411729,"date":"2020-01-20T12:13:15","date_gmt":"2020-01-20T09:13:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=411729"},"modified":"2020-01-20T12:13:15","modified_gmt":"2020-01-20T09:13:15","slug":"r-wasaare-khayre-oo-booqday-isbitaalka-erdogan-ex-digfeer","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/r-wasaare-khayre-oo-booqday-isbitaalka-erdogan-ex-digfeer\/","title":{"rendered":"R\/Wasaare Khayre oo booqday Isbitaalka Erdo\u011fan EX -Digfeer"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Ra\u2019iisul Wasaare Khayre ayaa booqday Isbitaalka Erdo\u011fan oo lagu daweynayo dhaawacyada weerarkii Argagaxiso ee lala eegtay Injineerrada Turkida ah iyo ciidamada amniga ee ku howlanaa dhismaha waddada Muqdisho &amp; Afgooye . Maamulka Isbitaalka ayaa Ra\u2019iisul Wasaaraha uga warbixiyay Xaaladda Dhaacyada.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa Dhawacyada mid mid udul istagay isogona kawareysatay \u00a0ehelada iyo Takhaatiirta sida ay tahay xaladooda cafimaad.waxa una ilahay ugu baryay in cafimaad u siiyo.isagona sheegay Ra\u2019iisul Wasaaraha in Dowladda ay si dhaw uga \u00a0warqabi doonto xaladooda caafimaad.<\/p>\n<p>Dhawacyadaan aya Dhawaan waxa ay ku dhaawacmeeyn weerrar ay argagixisadu ka geysteen inta u dhaxeeyso Muqdisho iyo afgooye<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Ra\u2019iisul Wasaare Khayre ayaa booqday Isbitaalka Erdo\u011fan oo lagu daweynayo dhaawacyada weerarkii Argagaxiso ee lala eegtay Injineerrada Turkida ah iyo ciidamada amniga ee ku howlanaa dhismaha waddada Muqdisho &amp; Afgooye . Maamulka Isbitaalka ayaa Ra\u2019iisul Wasaaraha uga warbixiyay Xaaladda Dhaacyada. Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa Dhawacyada mid mid udul istagay isogona kawareysatay \u00a0ehelada iyo Takhaatiirta sida ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":411732,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-411729","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411729","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=411729"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411729\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":411733,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411729\/revisions\/411733"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/411732"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=411729"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=411729"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=411729"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}