{"id":411703,"date":"2020-01-19T14:55:18","date_gmt":"2020-01-19T11:55:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=411703"},"modified":"2020-01-19T14:55:18","modified_gmt":"2020-01-19T11:55:18","slug":"guddoomiyaha-golaha-shacabka-bfs-oo-qaabilay-madax-ka-socotay-heyadda-undp","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-bfs-oo-qaabilay-madax-ka-socotay-heyadda-undp\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS oo qaabilay madax ka socotay hey\u2019adda UNDP"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Hay\u2019adda Qaramada Midoobay u qaabilsan barnaamijyada Horumarinta ee (UNdP).<\/p>\n<p>Kulanka oo uu guddoomiyuhu la yeeshey kuxigeenka Wakiilka UNDP ee Soomaaliya ayaa waxaa ay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa wadashaqeynta Golaha Shacabka iyo Hay\u2019adda UNDP.<\/p>\n<p>Guddoomiye Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa muujiyay ahmiyadda ay leedahay sidii loo dardargelin lahaa wadashaqeynta labada dhinac.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda UNDP ee QM ayaa kamid ah hay\u2019adaha taageera Dowladda<br \/>\nSoomaaliya,iyadoo fulisa mashaariic badan oo dhanka Horumarinta ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Hay\u2019adda Qaramada Midoobay u qaabilsan barnaamijyada Horumarinta ee (UNdP). Kulanka oo uu guddoomiyuhu la yeeshey kuxigeenka Wakiilka UNDP ee Soomaaliya ayaa waxaa ay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa wadashaqeynta Golaha Shacabka iyo Hay\u2019adda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":411704,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-411703","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411703","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=411703"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411703\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":411705,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411703\/revisions\/411705"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/411704"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=411703"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=411703"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=411703"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}