{"id":411644,"date":"2020-01-18T13:09:05","date_gmt":"2020-01-18T10:09:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=411644"},"modified":"2020-01-18T13:11:51","modified_gmt":"2020-01-18T10:11:51","slug":"dad-ku-sumoobay-caano-oo-la-dhigay-isbitaalka-qardho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dad-ku-sumoobay-caano-oo-la-dhigay-isbitaalka-qardho\/","title":{"rendered":"Dad ku sumoobay caano oo lagu daaweynaayo cisbitaalka Qardho"},"content":{"rendered":"<p>Qardho.(SONNA)&#8230;Wararka naga soo gaaraya magaalada Qardho ee gobolka Bari ayaa sheegaya in 8 ruux oo ka kooban laba qoys la dhigay isbitaalka magaalada kuwaas oo ku sumoobay caano ay cabeen sida ay sheegeen dhakhaatiirta isbtaalka.<\/p>\n<p>Dadka sumoobay waxa ku jira Carruur yaryar \u00a0kuwaas oo midkood uu markii danbe geeriyooday sida ay Xaqiijiyeen maamulka isbitaalka \u00a0gacanta ku hayo xaalada caafimaad \u00a0ee bukaanada.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta isbitaalka wax faah-faahin ah kama \u00a0bixin sababta rasmiga ah ee keentay in dadkaas ay ku sumoobaan caanaha balse waxa ay warbaahinta u shegeen in dib ay ka faah-faahin donaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qardho.(SONNA)&#8230;Wararka naga soo gaaraya magaalada Qardho ee gobolka Bari ayaa sheegaya in 8 ruux oo ka kooban laba qoys la dhigay isbitaalka magaalada kuwaas oo ku sumoobay caano ay cabeen sida ay sheegeen dhakhaatiirta isbtaalka. Dadka sumoobay waxa ku jira Carruur yaryar \u00a0kuwaas oo midkood uu markii danbe geeriyooday sida ay Xaqiijiyeen maamulka isbitaalka \u00a0gacanta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":411645,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-411644","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411644","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=411644"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411644\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":411647,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411644\/revisions\/411647"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/411645"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=411644"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=411644"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=411644"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}