{"id":411617,"date":"2020-01-17T19:13:48","date_gmt":"2020-01-17T16:13:48","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=411617"},"modified":"2020-01-17T19:29:41","modified_gmt":"2020-01-17T16:29:41","slug":"xubno-ka-tirsanaa-argagixisada-alshabaab-oo-lagu-khaarijiyay-jubbada-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xubno-ka-tirsanaa-argagixisada-alshabaab-oo-lagu-khaarijiyay-jubbada-hoose\/","title":{"rendered":"Xubnno ka tirsanaa argagixisada Alshabaab oo lagu khaarijiyay Jubbada Hoose"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA) Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa Daraawiishta jubbaland ayaa howlgal ka sameeyay nawaaxiga deegaanka hoosingoow ee gobolka Jubbada hoose,kaasi oo lagu baacsanayay argagixisada Alshabaab<\/p>\n<p><span style=\"font-size: 16px;\">Intii uu socday howlgalkaasi wada jirka ahaa ayaa afar kamid ah maleeshiyada shabaab lagu khaarijiyay,sida ay warbaahinta Qaranka u xaqiijiyeen saraakiisha ciidankaasi hoggaaminaysay.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: 16px;\">Xubnahan ka tirsanaa maleeshiyada Alshabaab ayaa qorsheynayay in ay hoosingoow weeraraan,balse ciidanku ay ka hortageen ayna fashiliyeen qorshohoodi guracanaa.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: 16px;\">Goob joogayaal deegaanka ayaa sidoo kale xaqiijiyay in meydadka<\/span><span style=\"font-size: 16px;\"> 4tii xubnood ee ka tirsanaa Shabaab ay halkaasi ku aaseen dadka deegaanka.<\/span><\/p>\n<p>Tani ayaa muujinaysa dhabar jabka ay argagixisadu ay Kala kulmayaan ciidanka xoogga Dalka oo Laba jibaaray howlgalada ma dhanka Alshabaab<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA) Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa Daraawiishta jubbaland ayaa howlgal ka sameeyay nawaaxiga deegaanka hoosingoow ee gobolka Jubbada hoose,kaasi oo lagu baacsanayay argagixisada Alshabaab Intii uu socday howlgalkaasi wada jirka ahaa ayaa afar kamid ah maleeshiyada shabaab lagu khaarijiyay,sida ay warbaahinta Qaranka u xaqiijiyeen saraakiisha ciidankaasi hoggaaminaysay. Xubnahan ka tirsanaa maleeshiyada Alshabaab ayaa qorsheynayay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-411617","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411617","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=411617"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411617\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":411622,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411617\/revisions\/411622"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=411617"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=411617"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=411617"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}