{"id":411612,"date":"2020-01-17T18:21:18","date_gmt":"2020-01-17T15:21:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=411612"},"modified":"2020-01-17T20:02:44","modified_gmt":"2020-01-17T17:02:44","slug":"guddoonka-bfjs-oo-hambalyo-u-dirty-guddoonka-cusub-ee-baarlamaanka-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoonka-bfjs-oo-hambalyo-u-dirty-guddoonka-cusub-ee-baarlamaanka-galmudug\/","title":{"rendered":"Guddoonka BFJS oo hambalyo u diray guddoonka cusub ee Baarlamaanka Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA) Guddoonada labada Aqal ee baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray guddoonka cusub ee baarlamaanka Dowlad gobaleedka Galmudug oo maanta lagu doortay magaalada Dhuusa-mareeb.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BFJ mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo lahadlay Wakaaladda Wararka (SONNA) ayaa u hambalyeeyay guddoomiye Dr Maxamed Nuur Gacal iyo Ku-xigeenadiisa,isagoo u rajeeyay in eebe uu Ku guuleeyo xilka loo igmaday.<\/p>\n<p>Sidoo kale mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi gudddoomiyaha Aqalka sare oo wakaaaldda (SONNA) lahadlay ayaa hambalyo iyo bogaadin u jeediyey guddoonka baarlamaanka Galmudug.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha gudaha XFS mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa kula dar daarmay guddoonka baarlamaanka Galmudug ee la doortay in si hufan ay u gutaan waajibaadka loo doortay<\/p>\n<p>Maal Maha soo socda ayaa lafilayaa in la qabto doorashada madaxweynaha Dowlad gobaleedka Galmudug.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA) Guddoonada labada Aqal ee baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray guddoonka cusub ee baarlamaanka Dowlad gobaleedka Galmudug oo maanta lagu doortay magaalada Dhuusa-mareeb. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BFJ mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo lahadlay Wakaaladda Wararka (SONNA) ayaa u hambalyeeyay guddoomiye Dr Maxamed Nuur Gacal iyo Ku-xigeenadiisa,isagoo u rajeeyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":411616,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-411612","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411612","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=411612"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411612\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":411628,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411612\/revisions\/411628"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/411616"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=411612"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=411612"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=411612"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}