{"id":411601,"date":"2020-01-17T15:55:10","date_gmt":"2020-01-17T12:55:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=411601"},"modified":"2020-01-17T15:55:40","modified_gmt":"2020-01-17T12:55:40","slug":"doorashada-guddoonka-baarlamaanka-galmudug-oo-lasoo-gaba-gabeeyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/doorashada-guddoonka-baarlamaanka-galmudug-oo-lasoo-gaba-gabeeyay\/","title":{"rendered":"Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Galmudug oo lasoo gaba-gabeeyay"},"content":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb-(SONNA)-Waxaa goor dhow la soo geba-gebeeyey codeynta doorashada Guddoomiye ku-xigeenka Koobaad iyo Labaad ee Baarlamanka maamul Goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Xilka gudoomiye ku-xigeenka 1aad waxaa ku tartamay Laba musharax oo kala ahaa , C\/llaahi Xirsi Maxamed iyo Saadaq Shiikh Yuusuf Ibraahim.<\/p>\n<p>Cod bixinta ka dib waxaa doorashada Gudoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Galmudug ku guuleystay, C\/llaahi Xirsi Maxamed, isagoo helay 59 cod, halka musharaxa la tartamayay oo ahaa, Saadaq Shiikh Yuusuf Ibraahim uu helay 29 cod, waxaana xumaaday Hal cod.<\/p>\n<p>Xilka Guddoomiye ku-xigeenka -aad ee Baarlamaanka Galmudug ayaa isna u loollamay , Maxamed Shiikh Axmed Maalin iyo Faadumo Cabdi Cali.<\/p>\n<p>Waxaana tirinta codadka ka dib xilkaasi ku guuleysatay, Faadumo Cabdi Cali oo ahayd Haweeneyda keliya ee ku jirtay musharaxiinta Guddoonka Baarlamanka Dowlad Goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Maalmaha soo socda ayaa lagu wadaa in la guda galo doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo ku xigeenkiisa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb-(SONNA)-Waxaa goor dhow la soo geba-gebeeyey codeynta doorashada Guddoomiye ku-xigeenka Koobaad iyo Labaad ee Baarlamanka maamul Goboleedka Galmudug. Xilka gudoomiye ku-xigeenka 1aad waxaa ku tartamay Laba musharax oo kala ahaa , C\/llaahi Xirsi Maxamed iyo Saadaq Shiikh Yuusuf Ibraahim. Cod bixinta ka dib waxaa doorashada Gudoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Galmudug ku guuleystay, C\/llaahi Xirsi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":411602,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-411601","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411601","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=411601"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411601\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":411603,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411601\/revisions\/411603"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/411602"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=411601"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=411601"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=411601"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}