{"id":411489,"date":"2020-01-16T12:37:49","date_gmt":"2020-01-16T09:37:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=411489"},"modified":"2020-01-16T12:37:49","modified_gmt":"2020-01-16T09:37:49","slug":"shirka-mac-hadka-qorsheynta-dowladaha-carbeed-oo-lagu-qabtay-masar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirka-mac-hadka-qorsheynta-dowladaha-carbeed-oo-lagu-qabtay-masar\/","title":{"rendered":"Shirka Mac-hadka Qorsheynta Dowladaha Carbeed oo lagu qabtay Masar"},"content":{"rendered":"<p style=\"font-weight: 400;\">Muqdisho-(SONNA)-\u00a0Shirka ay yeesheen maamulada Mac-hadka Qorsheynta Dowladaha Carbeed ,loogana hadlaayey Waxqabadka Mac-hadka ee sanadkii Tagay iyo qorshaha kutalagal ee 2020-2025-ka ayaa lagu qabtay Magaalada Sharm Al-Sheikh ee dalka Masar.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Shirkaasi oo sidoo kale looga hadlay miisaaniyadda,waxaa ka qeybgalay \u00a0Wafdi ka socday Soomaaliya oo ay Hoggaamineysay Wasiir ku \u00a0Xigeenka Wasaaradda Qorsheynta Hon. Fahma Ahmed Nuur.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Wasiir ku xigeenka ayaa qudbad ka jeedisay Shirka waxa ay uga hadashay horumarka Soomaaliya iyo Diyaarinta Qorshaha Horumarinta Qaranka oo hirgalintiisa sanadka bilaawday, Sidoo kale waxa ay sheegtay in Shaqaalaha Dowladda ay si wanaagsan ay uga faa\u201diideysteen Tababbarada.<\/p>\n<p>Fahma Axmed Nuur waxay shirar gaar gaar ah la yeelatay Madaxa Mac-hadka iyo Madaxda ka kala socotay Dowladaha Carabta oo ay ka wada hadleen sidii Loo joogteyn lahaa loona kordhin lahaa Tababarada ay Soomaaliya u baahan tahay maadaama ay kasoo kabaneyso watigii adkaa ee ay soo martay.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Mac-hadka Qorsheynta Dowladaha Carbeed \u00a0wuxuu Soomaaliya ka taageeraa tababarro dhinaca Tayeynta Shaqaalaha Dowladda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-411490\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/367cca7a-fdc1-42ce-a3f6-aa68ff24cd7e-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/367cca7a-fdc1-42ce-a3f6-aa68ff24cd7e-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/367cca7a-fdc1-42ce-a3f6-aa68ff24cd7e-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/367cca7a-fdc1-42ce-a3f6-aa68ff24cd7e.jpg 1008w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-411491\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/WhatsApp-Image-2020-01-16-at-12.17.26-AM-1-300x225.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/WhatsApp-Image-2020-01-16-at-12.17.26-AM-1-300x225.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/WhatsApp-Image-2020-01-16-at-12.17.26-AM-1-768x576.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/WhatsApp-Image-2020-01-16-at-12.17.26-AM-1.jpeg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-411492\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/WhatsApp-Image-2020-01-16-at-12.17.27-AM-225x300.jpeg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/WhatsApp-Image-2020-01-16-at-12.17.27-AM-225x300.jpeg 225w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/WhatsApp-Image-2020-01-16-at-12.17.27-AM.jpeg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-\u00a0Shirka ay yeesheen maamulada Mac-hadka Qorsheynta Dowladaha Carbeed ,loogana hadlaayey Waxqabadka Mac-hadka ee sanadkii Tagay iyo qorshaha kutalagal ee 2020-2025-ka ayaa lagu qabtay Magaalada Sharm Al-Sheikh ee dalka Masar. Shirkaasi oo sidoo kale looga hadlay miisaaniyadda,waxaa ka qeybgalay \u00a0Wafdi ka socday Soomaaliya oo ay Hoggaamineysay Wasiir ku \u00a0Xigeenka Wasaaradda Qorsheynta Hon. Fahma Ahmed Nuur. Wasiir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":411490,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-411489","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411489","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=411489"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411489\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":411493,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411489\/revisions\/411493"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/411490"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=411489"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=411489"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=411489"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}