{"id":411474,"date":"2020-01-16T09:27:02","date_gmt":"2020-01-16T06:27:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=411474"},"modified":"2020-01-16T09:28:33","modified_gmt":"2020-01-16T06:28:33","slug":"khudbadaha-musharaxiinta-guddoonka-baarlamanka-galmudug-oo-ka-socota-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/khudbadaha-musharaxiinta-guddoonka-baarlamanka-galmudug-oo-ka-socota-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"Khudbadaha musharaxiinta Guddoonka Baarlamanka Galmudug oo ka socota Dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb-(SONNA)-Mudanayaasha Baarlamanka Galmudug ayaa Saaka oo Khamiis ah u diyaargaroobaya dhageysiga khudbadaha musharaxiinta u tartameysa Guddoonka Baarlamanka Labaad ee maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Arbacadii shalay ayaa la xiray qabashada Araajida musharaxiinta , waxanay Guddiga doorshooyinku shaaciyeen Toddobo musharax oo Saddex ka mid ah ay u taaganyihiin Afhayeenka Baarlamanka, halka Afrta kale ay u tartamayaan ku xigeennada Guddoomiyaha.<\/p>\n<p>Berrito ayaa lagu wadaa in ay dhacdo doorashada Guddoonka Baarlamanka Labaad ee Galmudug, waxaana intaasi kadib loo gudbidoono doorashada Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb-(SONNA)-Mudanayaasha Baarlamanka Galmudug ayaa Saaka oo Khamiis ah u diyaargaroobaya dhageysiga khudbadaha musharaxiinta u tartameysa Guddoonka Baarlamanka Labaad ee maamulka Galmudug. Arbacadii shalay ayaa la xiray qabashada Araajida musharaxiinta , waxanay Guddiga doorshooyinku shaaciyeen Toddobo musharax oo Saddex ka mid ah ay u taaganyihiin Afhayeenka Baarlamanka, halka Afrta kale ay u tartamayaan ku xigeennada Guddoomiyaha. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":411475,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-411474","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411474","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=411474"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411474\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":411476,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411474\/revisions\/411476"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/411475"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=411474"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=411474"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=411474"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}