{"id":411421,"date":"2020-01-14T21:28:55","date_gmt":"2020-01-14T18:28:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=411421"},"modified":"2020-01-14T21:28:55","modified_gmt":"2020-01-14T18:28:55","slug":"akhriso-shuruudaha-musharaxiinta-doorashada-guddoonka-baarlamaanka-dowlad-goboleedka-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/akhriso-shuruudaha-musharaxiinta-doorashada-guddoonka-baarlamaanka-dowlad-goboleedka-galmudug\/","title":{"rendered":"Akhriso: Shuruudaha Musharaxiinta Doorashada Guddoonka Baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb (SONNA) &#8211; Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka 2aad ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa soo saaray shuruudaha laga doonayo Xildhibaanada u tartamaya kuraasta Guddoonka Baarlamaanka.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa soo bandhigay illaa siddeed shuruud oo ay ka mid yihiin in musharaxa uu haysto shahaado Jaamacadeed ama wax u dhigma, isla markaana uu bixiyo musharaxa u tartamaya Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug lacag dhan toban kun oo dollar, halka Guddoomiye ku-xigeenka uu bixinayo shan kun dollar oo aan celis lahayn.<\/p>\n<p><strong>Halkan hoose ka akhriso shuruudaha musharaxiinta doorashada Guddoonka Baarlamaanka 2aad ee Galmudug.<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-411422\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/sharuudaha.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/sharuudaha.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/sharuudaha-225x300.jpg 225w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb (SONNA) &#8211; Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka 2aad ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa soo saaray shuruudaha laga doonayo Xildhibaanada u tartamaya kuraasta Guddoonka Baarlamaanka. Guddiga ayaa soo bandhigay illaa siddeed shuruud oo ay ka mid yihiin in musharaxa uu haysto shahaado Jaamacadeed ama wax u dhigma, isla markaana uu bixiyo musharaxa u tartamaya Guddoomiyaha Baarlamaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":8,"featured_media":405740,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-411421","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411421","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/8"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=411421"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411421\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":411423,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411421\/revisions\/411423"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/405740"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=411421"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=411421"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=411421"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}