{"id":411366,"date":"2020-01-14T12:23:46","date_gmt":"2020-01-14T09:23:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=411366"},"modified":"2020-01-14T13:12:55","modified_gmt":"2020-01-14T10:12:55","slug":"maamulka-hirshabeelle-oo-sheegtay-in-meel-wanagsan-ay-marayaan-dhismaha-golaha-deegaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulka-hirshabeelle-oo-sheegtay-in-meel-wanagsan-ay-marayaan-dhismaha-golaha-deegaanka\/","title":{"rendered":"Maamulka Hirshabeelle oo xalliyay caqabadihii hortaagnaa maamul u sameynta Buulo-Burde"},"content":{"rendered":"<p>Buuilo-Burde.(SONNA)&#8230;Wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Axmed Bariise Xeydar ayaa sheegay in lagu guuleystay xal u helidda caqabadihii hortaagnaa dhismaha golaha deegaanka ee Degmada Buulo-Burde.<\/p>\n<p>Wasiir ku xigeeka oo la hadlay Warbaahinta Qaraanka ayaa xaqiijiyay in Madaxweynaha Dowlad \\Goboleedka Hirshabeelle Dr.Maxamed Cabdi Waare\u00a0 iyo wafdi uu hogaaminaayey o maalmahaan ku sugnaa Degmada \u00a0Buulo Burde,\u00a0 ay kulammo gaar gaar ah la yeesheen hogaamiyaasha qeybaha bulshada,isla markaana la isku afgartay sidii loo sii ambaqaadi lahaa dhismaha golaha deegaanka ee degmadaasi.<\/p>\n<p>Axmed Bariise Xeydar,Wasiir ku xigeenka waxa uu hoosta ka xariiqay in la xalliyay tabashooyin ku aadaanaa dhismaha golaha deegaanka,isagoo ka codsaday qeybaha bulshada in ay garab ku siiyaan maamul u sameynta degmadaasi si ay helaan adeegyada lagama maarmaanka u ah horumarkoda.<\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Axmed Bariise Xeydar ayaa sheegay in dhismaha degmada Buulo Burde oo maraya meel wanaagsan ka dib loo gudbi doono maamul u sameynta degmooyinka Baladweyne iyo Jowhar.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Buuilo-Burde.(SONNA)&#8230;Wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Axmed Bariise Xeydar ayaa sheegay in lagu guuleystay xal u helidda caqabadihii hortaagnaa dhismaha golaha deegaanka ee Degmada Buulo-Burde. Wasiir ku xigeeka oo la hadlay Warbaahinta Qaraanka ayaa xaqiijiyay in Madaxweynaha Dowlad \\Goboleedka Hirshabeelle Dr.Maxamed Cabdi Waare\u00a0 iyo wafdi uu hogaaminaayey o maalmahaan ku sugnaa Degmada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":411373,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-411366","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411366","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=411366"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411366\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":411369,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411366\/revisions\/411369"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/411373"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=411366"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=411366"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=411366"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}