{"id":411263,"date":"2020-01-13T10:45:15","date_gmt":"2020-01-13T07:45:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=411263"},"modified":"2020-01-13T13:28:52","modified_gmt":"2020-01-13T10:28:52","slug":"ciidamada-xds-oo-soo-dhoweeyay-maleeshiyaad-ka-soo-goostay-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-xds-oo-soo-dhoweeyay-maleeshiyaad-ka-soo-goostay-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Maleeshiyaad ka soo goostay Alshabaab oo isku soo dhiibay Dowladda Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Garbahaareey.(SONA)&#8230;Malleeshiyaad ka soo goostay kooxda argagixisada ah ee Al-shabaab ayaa \u00a0isku soo dhiibay\u00a0 ciidamada XDS ee ka howlgala deegannada gobolka Gedo,sida ay warbaahinta Qaranka u sheegeen saraakiil ka tirsan xoogga dalka oo ku sugan gobolkaasi.<\/p>\n<p>Saraakiil ka tirsan ciidamada XDS ayaa laba nin oo ka soo goosatay Shabaab u soo bandhigay warbaahinta ,kuwaasi oo gacanta ugu jira ciidanka dowladda oo ku sugan degmada Beled-xaawo ee gobolka Gedo,waxaana la sheegay in ay xiriir la soo sameeyeen ciidamada ka hor inta aysan ka soo goosan \u00a0kooxda.<\/p>\n<p>Labadan xubnood oo ka soo goostay argagixisada Alshabaab ayaa sheegay in sanado badan ay ka tirsanaayeen Al Shabaab ayna haddda go\u2019aansadeen in ay ka soo baxaan kooxdaasi, waxa ayna sheegeen in dhibaatooyin badan ay la kulmeen intii ay ka mid ahaayeen kooxda Al Shabaab.<\/p>\n<p>Arrimahan ayaa imaaneysa iyadoo ciidamada XDS ay kordhiyeen howlgallada ka dhanka ah kooxda iyo iyagoo yaqiinsaday in mas\u2019uuliyiinta dowladdu ay soo dhaweynayan dhallinyarada ka soo tagta Shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garbahaareey.(SONA)&#8230;Malleeshiyaad ka soo goostay kooxda argagixisada ah ee Al-shabaab ayaa \u00a0isku soo dhiibay\u00a0 ciidamada XDS ee ka howlgala deegannada gobolka Gedo,sida ay warbaahinta Qaranka u sheegeen saraakiil ka tirsan xoogga dalka oo ku sugan gobolkaasi. Saraakiil ka tirsan ciidamada XDS ayaa laba nin oo ka soo goosatay Shabaab u soo bandhigay warbaahinta ,kuwaasi oo gacanta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":411266,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-411263","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411263","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=411263"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411263\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":411311,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411263\/revisions\/411311"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/411266"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=411263"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=411263"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=411263"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}