{"id":411260,"date":"2020-01-13T10:30:12","date_gmt":"2020-01-13T07:30:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=411260"},"modified":"2020-01-13T11:25:17","modified_gmt":"2020-01-13T08:25:17","slug":"hawlgallo-lgu-adkaynayo-amniga-oo-ka-socda-magaalada-jowhar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hawlgallo-lgu-adkaynayo-amniga-oo-ka-socda-magaalada-jowhar\/","title":{"rendered":"Hawlgallo lgu adkaynayo amniga oo ka socda magaalada Jowhar"},"content":{"rendered":"<p>Jowhar(SONNA)- Bulshada ku dhaqan magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellada dhexe ayaa si diirran u soo dhaweeysay howlgallo ay ciidamada Booliiska ka billaabeen xaafadaha magaaladaasi.<\/p>\n<p>Cutubyo ka tirsan ciidanka Booliiska ayaa xaafadaha magaalada Jowhar ka billaabay howlgallo lagu sugayo ammaanka magaaladaasi, \u00a0loogana hortagayo kooxaha wada falalka \u00a0amni darro.<\/p>\n<p>Abuukar Maxamed Bacadle oo ah Wariyaha nooga soo warama magaalada Jowhar ayaa soo sheegaya in\u00a0 ciidamada Booliiska ay howlgalladan ku baahiyeen dhamaan afarta xaafadood oo \u00a0ay ka kooban tahay magaalada Jowhar, wuxuuna intaasi ku daray in ciidamada la arkayo iyagoo waqti dambe habeenkii taagan waddooyinka xaafadaha.<\/p>\n<p>\u201cBulshada ku dhaqan afarta xaafadood oo ay ka kooban tahay dagmada Jowhar ayaa si isku mid ah u soo dhaweeyay howlgalkan oo ay ku tilmaameen mid lagu adkeeynayo amnigooda islamarkaana kalsooni badan ku siinaya in ay si toos ah ula shaqeeyaan ciidamada\u201d sidaasi waxaa yiri oday ka mid ah waxgaradka dagmadaasi oo u waramayay wariyaheenna Sh\/dhexe.<\/p>\n<p>Ammaanka magaalada Jowhar oo markii horeba hagaagsanaa ayaa haddana howlgalkani wuxuu bulshada ku dhiirrigelinayaa in ciidamada ay kala shaqeeyaan in si buuxda loo sugo nabadgalyada Caasimadda Hir-Shabeelle, maaddaama ay ciidamadu habeen iyo maalinba u soo jeedaan inay u adeegaan shacbiga kana hortagaan wax kasta oo liddi ku\u00a0 degenaanshaha magaalada Jowhar.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar(SONNA)- Bulshada ku dhaqan magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellada dhexe ayaa si diirran u soo dhaweeysay howlgallo ay ciidamada Booliiska ka billaabeen xaafadaha magaaladaasi. Cutubyo ka tirsan ciidanka Booliiska ayaa xaafadaha magaalada Jowhar ka billaabay howlgallo lagu sugayo ammaanka magaaladaasi, \u00a0loogana hortagayo kooxaha wada falalka \u00a0amni darro. Abuukar Maxamed Bacadle oo ah Wariyaha nooga soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":411261,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-411260","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411260","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=411260"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411260\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":411262,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411260\/revisions\/411262"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/411261"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=411260"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=411260"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=411260"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}