{"id":411186,"date":"2020-01-12T13:33:54","date_gmt":"2020-01-12T10:33:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=411186"},"modified":"2020-01-12T13:46:18","modified_gmt":"2020-01-12T10:46:18","slug":"xeer-ilaaliyaha-guud-ee-puntland-oo-shaciyay-xiliga-la-tooganaayo-raggii-dilaycaaisho-ilyaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-ee-puntland-oo-shaciyay-xiliga-la-tooganaayo-raggii-dilaycaaisho-ilyaas\/","title":{"rendered":"Xeer-ilaaliyaha Guud ee Puntland oo Shaciyay xilligga la tooganaayo raggii dilay Caa&#8217;isho Ilyaas."},"content":{"rendered":"<p>Xeer-ilaaliyaha Guud ee dawladda Puntland Maxamuud Xassan Aw-Cismaan ayaa\u00a0\u00a0shaaciyay waqtiga la fulin doono xukunkii dilka ahaa ee maxkamaddaha maamulkaasi ay ku rideen saddexdii nin ee ku eedaysna kufsigii\u00a0\u00a0iyo dilka loo geystay Caasho Ilyaas Aadan o aheyd gabar yar oo 12-sano jir ah.<\/p>\n<p>Xeer-ilaaliyaha guud oo u waramayey warbaahinta ayaa sheegay in xukunka la fulin doono 11-ka bisha labaad ee sanadkaan,gaar ahaan saacadda \u00a0marka ay tahay 8:00 subaxnimo,iyadoo\u00a0 goobta lagu fulin doonano ay noqon doonto magaalada Bosaaso.<\/p>\n<p>Raggan Saddexda ah oo lagu kala Magacaabo C\/fataax C\/raxmaan Warsame, C\/salaan C\/raxmaan Warsame iyo C\/shakuur Maxamed Dige ayaa 12-kii Bishii May ee sanadkii tegay ee 2019-kii \u00a0Maxkamadda Gobolka Nugaal ay ku riddey xukun dil ah,iyada oo Maxkamadda Racfaanka ay ku raacday xukunkaas,kadib markii ay racfaan ka qaateen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xeer-ilaaliyaha Guud ee dawladda Puntland Maxamuud Xassan Aw-Cismaan ayaa\u00a0\u00a0shaaciyay waqtiga la fulin doono xukunkii dilka ahaa ee maxkamaddaha maamulkaasi ay ku rideen saddexdii nin ee ku eedaysna kufsigii\u00a0\u00a0iyo dilka loo geystay Caasho Ilyaas Aadan o aheyd gabar yar oo 12-sano jir ah. Xeer-ilaaliyaha guud oo u waramayey warbaahinta ayaa sheegay in xukunka la fulin doono [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":411187,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-411186","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411186","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=411186"}],"version-history":[{"count":8,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411186\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":411195,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411186\/revisions\/411195"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/411187"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=411186"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=411186"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=411186"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}