{"id":411148,"date":"2020-01-12T11:33:51","date_gmt":"2020-01-12T08:33:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=411148"},"modified":"2020-01-12T11:33:51","modified_gmt":"2020-01-12T08:33:51","slug":"ciidamada-amniga-oo-howlgallo-ka-fuliyay-degmada-boondheere","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-amniga-oo-howlgallo-ka-fuliyay-degmada-boondheere\/","title":{"rendered":"Ciidamada Amniga oo howlgallo ka fuliyay Degmada Boondheere"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;ciidamo ka Tirsan Booliska Soomaaliya ayaa\u00a0\u00a0 xalay howlgal dad badan lagu qabqabtay ka sameeyay Xaafado ka tirsan degmada Boondheere ee Gobolkan Banaadir.<\/p>\n<p>Ciidamada oo watay gaadiidka noocyadiisa kala duwan ayaa waxaa ay howlgalka ka sameeyeen Xaafadaha ay ka koobantahy Dagmada Boondheere<\/p>\n<p>Waxana ciidamada ayaa howlgaladaasi\u00a0 ku soo qab qabteen Dhalinyaro aad u fara badan \u00f2o lagu Tuhunsanyahay in Fallal amni daro ay ka wadeen Dagmadas,waxan ay ciidamadu ay sii dayeen dhalinyardasi qaarkood markii waxa Danbi ah lagu waayay iyagoona ciidamada ay\u00a0 ka xeysteen Tiro kamid ah dhilinyardii ay Hollgalka ku so qabteen.<\/p>\n<p>Laamaha amniga Soomaaliya weli wax\u00a0 faah faahin ah kama bixin\u00a0 waxyaabaha ay howlgalkaas kusoo qabteen,hayeeshee Todobaadkii la soo dhaafay ayaa Ciidamada Dowladda waxaa ay howlgallo ka fuliyeen degmooyinka,Warta-Nabadda, Waaberi,Xamar Jajab, Xamarweyne, iyada oo xalay laag fuliyey degmada Boondheere ee Gobolkan Banaadir<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;ciidamo ka Tirsan Booliska Soomaaliya ayaa\u00a0\u00a0 xalay howlgal dad badan lagu qabqabtay ka sameeyay Xaafado ka tirsan degmada Boondheere ee Gobolkan Banaadir. Ciidamada oo watay gaadiidka noocyadiisa kala duwan ayaa waxaa ay howlgalka ka sameeyeen Xaafadaha ay ka koobantahy Dagmada Boondheere Waxana ciidamada ayaa howlgaladaasi\u00a0 ku soo qab qabteen Dhalinyaro aad u fara badan \u00f2o [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":411149,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-411148","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411148","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=411148"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411148\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":411150,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411148\/revisions\/411150"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/411149"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=411148"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=411148"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=411148"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}