{"id":411055,"date":"2020-01-11T09:45:19","date_gmt":"2020-01-11T06:45:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=411055"},"modified":"2020-01-11T10:46:54","modified_gmt":"2020-01-11T07:46:54","slug":"allaha-unaxariistee-jeneraal-axmed-warsame-oo-ku-geeriyooday-pakistan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/allaha-unaxariistee-jeneraal-axmed-warsame-oo-ku-geeriyooday-pakistan\/","title":{"rendered":"\u00a0Allaha unaxariistee Jeneraal Axmed Warsame oo ku geeriyooday Pakistan"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa Magaalada Islamabad ee Dalka Pakistan kugeeriyooday Allaha Unaxariistee Jeneraal Axmed Warsame oo ka mid ahaa Saraakiishii Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.<br \/>\nQaar kamid ah ehalada Marxuumka ayaa sheegay in Dalkaasi Pakistaan mudooyinkan uu u joogay xaalada Caafimaad islamarkaasna uu kugeeriyooday Magaalada Islamabad ee dalkaasi.<\/p>\n<p>Gen: Axmed Warsame ayaa ka mid ahaa Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka kuwooda ugu aqoonta badan wuxuuna soo qabtay xilal kala duwan oo ay kamid ahaa Qeybta 26aad XDS Madaxii \u00a0Kuliyadda Jaale Siyaad \u00a0wuxuu sidookale kamid ahaa Xildhibaanadii Barlamaankii 7aad iyo 8aad.<\/p>\n<p>Inaalilaahi, wa inaa ileeyhi raajicuun Samir iyo iimaan Allaha kasiiyo qooyskii iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed ee uu kbaxay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa Magaalada Islamabad ee Dalka Pakistan kugeeriyooday Allaha Unaxariistee Jeneraal Axmed Warsame oo ka mid ahaa Saraakiishii Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Qaar kamid ah ehalada Marxuumka ayaa sheegay in Dalkaasi Pakistaan mudooyinkan uu u joogay xaalada Caafimaad islamarkaasna uu kugeeriyooday Magaalada Islamabad ee dalkaasi. Gen: Axmed Warsame ayaa ka mid ahaa Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":411056,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-411055","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411055","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=411055"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411055\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":411057,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411055\/revisions\/411057"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/411056"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=411055"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=411055"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=411055"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}